Qorshe ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo oo laga soo saari rabo Shirka Golaha Wadatashiga...
MUQDOSHO-AYAAMAHA-sida qorshaha yahay todobaadkaan waxaa Muqdisho ka bilaabanaya Shirka madasha wadatashiga qaran oo ay yeelanayaan Madaxda Dowlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir iyadoo shirkaasi uu...
DEG DEG:-Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Puntland oo iska casiley xilkii.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casiley xilkiisa, isagoo kusoo qoray bartiisa Facebook qoraalka hoose.
Hoos la akhriso qoraalka.
Saaka waxaan ugudbiyay Xubnaha...
Afar Ruux oo COVID-19 ugu geeriyootay Cadaado & ka soo baxay Maamulkaas
CADAADO-AYAAMAHA-Maamulka Magaalada Cadaado ee Galgaduud dowlad Goboleedka Galmudug ayaa awaamiir culus kasoo saaray faafitaanka cudurka safmareenka ah ee COVID-19 oo dad badani saacadihii la...
Kim Jong-un: “Dalkeyga wuxuu u dhaxeeyaa nolol iyo geeri”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in dhaqaalaha liita uu sanadkan noqon doono muhiimadda koowaad ee dalkiisa iyadoo dalkaasi uu wajahayo "hardan nolol...
Wasiirka Amniga oo ka hadlay isbedelka cusub iyo qorshihiisa Amniga ee Garoonka Aadan Cadde.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Amniga ayaa soo saaray Amar ku saabsan in Ciidanka NISA laga soo saaro Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho hadal heyn badana...
XOG dheeraad ah oo laga helay kulankii James Swan iyo Sheekh Shariif
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa kulamo looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka uga socdaa saamileyda siyaasadeed ee dalka maadaama waqtigii loogu talo galay doorashada ay qabsoomi weeyday.
Wakiilka gaarka...
Guddi Baaris ah loo magacaabay isku dayga Afgembigii fashilmay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi baaris u magacaabay dhacdadii 27 December sanadkii 2021 la isku dayay in...
Qorsho cusub oo kusoo korortay dagaalkii Itoobiya ee TPLF.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’isal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Demeqe Makonnin ayaa sheegay go’aanka dowladda ee ku aaddan iney ciidamadu gelin gobolka Tigraay uu...
Laftagareen oo ugu dambeyn aqbalay Shirka uu iclaamiyay Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar sii horreysay sheegay inuu ka qaybgaleyn shirka Ra'isal wasaaraha uu ku baaqay ee...
Booliska Malta oo labo ruux u soo xiray geerida Nin Soomaali ah oo dabaq...
VALLETTE-AYAAMAHA-Booliska ayaa baaraya ugu yaraan shan qof oo lala xiriirinayo shil ka dhacay warshad ku taal magaalada Marsa ee dalka Malta oo uu naftiisa...



















