Guddiga doorashooyinka HirShabeelle oo texgelin waayey cabashaddii musharaxiinta kursiga UH#07
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer federaal ee HirShabeelle ayaa waxba kama jiraan kasoo qaaday cabashadii musharaxiinta kursiga kamid ah kuraasta aqalka sare ee HirShabeelle oo kala...
DEG DEG: Beesha Caalamka war cusub kasoo saartay khilaafkii Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Beesha Caalamka aya war saxaafaded wadajir ka soo saaray khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, iyagoo sheegay inay aad ugu walacsan yihiin khilaafka...
DEG DEG:- Hal sabab oo Fahad Yaasiin loogu xiray dalka Jabuuti.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Jabuuti waxaa lagu xiray agaasimihii hore Hay'adda Nabadsugida Somalia, isagoo lagala tagay diyaarad uu kasoo raacay dalka Turkiga.
Af-hayeen u hadlay madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid...
Madaxda dowlad Goboleedyada oo si aan la fileyn uga hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleedyada ayaa war saxaafadeed wadajir ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka, kaddib wada hadalo ay ku yeesheen khadka taleefanka.
Madaxda dowlad...
Kheyrre oo la soo shaqeeyey madaxweyne Farmaajo oo xog kale banaanla keenay.
Raysalwasaarihii ee dalka Murashax Hassan Ali Khayre ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay xaalada hubanti la'aanta ah ee Farmaajo dalka geliyay. Qoraal uu...
Siyaasiyiin badan oo ka falcelisay warqadii kasoo baxday Villa Somalia.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa aad loo hadal hayaa warqad Madaxweynaha waqtigiisa dhammaday ee Farmaajo uu soo saaray oo lagu shaaciyey in awoodii Ra'iisul wasaare Rooble la hakiyey....
Wasiirkii hore ee amniga oo xogo xasaasi ah ka bixiyay kiiska Ikraan Tahliil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii amniga ee Ra’isul Wasaare Rooble xilka ka qaaday Xasan Xundubey ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil.
Xundubey ayaa sheegay in mar...
XOG:-Cali Guudlaawe oo bedelay qorshihii dahfurnaanta doorashada, isagoo lasaftay Musharax gaar ah.
JOWHAR-AYAAMAHA-Waxaa dib loo dhigay doorashada Aqalka Sare Hirshabeele, Waxaana jiray buuq xooggan oo ka taagan Magaalada Jowhar kadib markii xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeele...
Britain, Mareykanka iyo Australia oo gaaray heshiis ka dhan ah Shiinaha
MUQDISHO-AYAAMAHA-UK, Mareykanka iyo Australia ayaa ku dhawaaqay heshiis dhanka ammaanka iyo ciidamada ah oo ay ku wadaagayaan teknolojiyadda gaashaandhigga, si looga hortago Shiinaha.
Dalalka UK...
Wararkii u dambeeyey dagaal ka dhacay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal u dhaxeeya ciidamo Booliis ah iyo kuwa Milatryga Soomaaliya ayaa saaka ka dhacay Muqdisho kaas oo geystay khasaaro kala duwan.
Dagaalka ayaa ka dhacay...