27.5 C
Mogadishu

Wararka

Golaha Shacabka Oo Maanta Ansixiyay Heshiisyo Caalami Ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xil-siigaarsiinta ah ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeesheen Xarunta Villa...

Maxamed Ibraahim Macalimuu Oo Ka Hadlay Xilka R/W Rooble U Magacaabay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Ibraahim Macallimuu oo uu shalay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay afhayeenka xukuumadda federaalka ayaa ka hadlay xilkaasi cusub ee loo magacaabay, kadib war...

Maraykanka Oo Laga Helay Kiiskii Ugu Horreyay Ee Fayraska Cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kiiski ugu horreeyay oo la xiriira nuuca cusub ee cudurka COVID-19 ee maalmahan ka jiray dalka Ingiriiska, ayaa shalay marki ugu horreysay laga helay...

Joe Biden Oo Eedeen U Jeediyey Donald Trump.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maamulka Trump ku eedeeyey inuu ku fashilmay tallaalka si wakhtigi looga talagalay lagu gaarsiiyo...

Dunida Oo Markale Ku Fidaya Fayras Cusub oo Ka Halis Badan Covid-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Meelo ka mid ah caalamka ayaa laga soo tabiyay faafitaanka nooc cusub oo ka mid ah fayraska corona, kaas oo sababay cabsi hor leh. Dalalka...

Isbadal Ku Yimid Jadwalka Doorashada Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) wuxuu daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ku wargelinayaa in isbaddal uu ku yimid jadwalka doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ee horey...

Dhul-gariir Xoog Leh Oo Ku Dhuftay Dalka Croatia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhul gariirka oo uu lixaadkiisu la ekaa 6.4 cabbirka dhul-gariirrada ayaa laga dareemay dhowr waddan oo deris la ah Croatia, waana marki labaad oo...

Shirka Sanadlaha Ee Machadka Hiratage Oo Maanta Ka Furmaya Garoowe

GAROWE-AYAAMAHA-Maanta oo Arbaco ah Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo Shirka Madasha Aragti Wadaagga...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Amaro Cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye kuxiegenka Arrimaha Bulshada Maamulka gobolka Banaadir  Marwo Basma Caamir  oo la ogeeysiiyay dhamaan Mas’uuliyinta Maamulka gobolka Banaadir oo ay...

Cabsi Soo Wajahday “Israel” iyo Xisbullaah Oo Gacanta Ku Dhigtay Gantaal Halis Ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha ururka Xizbullah ee dalka Lubnaan ayaa sheegay in kooxdiisa ay hadda haysato laba laab tirada gantaallada la hago ee ay haysatay sanad ka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan