25.6 C
Mogadishu

Wararka

Wasiirka Maaliyadda Somalia Oo Soo Bandhigay Heshiis Deyn-Cafin Ah oo Uu la Saxiixday Dhowr...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis Deyn Cafin ah la saxiixatay Dalalka England, Denmark iyo Netherlands. Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Dr Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa Soomaaliya u...

Sacuudiga Oo Hal Arrin Darteed Masaajidyada Uga ‘Eryay’ Imaamyo Badan!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Sacuudiga oo xaqiijisay in Imaamyo badan laga eryay masaajidyadii ay khudbadaha ka jeedin jireen, kaddib markii ay diideen inay shacabka uga digaan urur...

Trump Oo Diiday Inuu Saxiixo Lacagta Miisaaniyadda Maraykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Donald Trump ayaa xalay ku hanjabay inuusan saxiixi doonin xeer uu ansixiyay koongareeska Mareykanka oo isugu jira 1.4 tiriliyan oo dollar oo ah...

Cumar Filish Oo Markale Digniin U Diray Siyaasiyiinta Mucaaradka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in Magaalada muqdisho xilligaan awoodi Karin fowdo iyo kicin dadweyne, isla markaana ay muhiim tahay...

Barlamaanka Hirshabeelle Oo Kordhiyay Muddo Xileedka Madaxweynaha Maamulka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 10 ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kaqabsoomay Caasimada Hirshabelle ee jowhar. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa ansixinta muddo...

Saxafiyiin Katirsan TV-ga Aljazeera Oo Taleefannadoodii La jabsaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Koox saxafiyiin ah oo ka tirsan telefishanka Al Jazeera ayaa la sheegay in la jabsaday aaladahoodii, kaddib markii loo adeegsaday qalab basaasid ah oo...

Somaliland Oo Ka Hadashay Safarkii Muuse Biixi Ee Dalka Jabuuti.

HARGEYSA-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambo baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib marti-qaad rasmi ah uu...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed nuur Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay booqasho rasmi ah ku tageen...

Xog: Wax Ka Oogoow Safarka Muuse Biixi uu Maanta Ku Tagayo Jabuuti.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Jabuuti ee waddanka Jabuuti. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu sheegay in Madaxweyne...

Kenya oo Ciidamadii ugu Badnaa Soo Dhoobtay Xadka ay Soomaaliya Lawadaagto.

Saraakiil katirsan Booliiska Kenya ayaa Warbaahinta gudaha dalkaas u sheegay in ilaalo gaar ah loo sameeyay dadka isaga kala gudba Magaalooyinka ay ku badan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan