Muxuu ku saabsan yahay heshiiska cusub ee Somalia iyo Itoobiya ku kala saxiixdeen Muqdisho?
MUQDISH AYAAMAHA Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo dhiggiisa Dalka Ethiopia, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan ayaa goobjoog ka ahaan heshiiska Soomaaliya...
Maxaad ka ogtahay arrinta ka dambeysa khilaafka Qoor-Qoor iyo Cali Ciid?
MUQDISHO AYAAMAHA Khilaaf xoog leh ayaa soo kala dhexgalay Madaxweynaha Galmudug Axmed kaariye QoorQoor iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid, taas oo si toos u...
Maxay Dowladda Federaalka uga aamustay xasuuqii ciidanka dowladda loogu geystay Cowswayne?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shalay waxaa deegaanka Coswayne ka dhacay weerar ay Alshabaab oo dhawaan deegaankaas laga saaaray ay kusoo qaadeen halkaas waxaa shalay lagu laayay ciidamo farabadan...
Maalinta Sawir qaadayaaasha Adduunka ( waa kuma sawir qaadaha aad hambalyo leedahay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sanad walba 19 August waxaa caalamka laga xusaa maalinta sawir-qaadayaasha adduunka, waana maalin u asteysan sawir qaadayaasha.
Sawir-qaadayaasha Soomaaliyeed ee xirfadleyda ah ayaa kamid ah...
Maxaa looga hadlay kulankii MW Xasan Sheekh iyo Danjiraha Midowga Yurub?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb Danjiraha Midowga Yurub Marwo Tinna Intelman oo uu...
Qorshaha Horumarinta Qaranka oo maanta Muqdisho lagu daah furay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda...
Maxay yihiin Xoogaga abaabulan ee lagu soo bandhigay Dhuusamareeb?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoogag cusub oo ka qayb qaadanaya hawlgalkan ayaa shalay lagu soo bandhigay duleedka Magaalada Dhuusamareeb kuwaas oo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan iyo gaadiidka...
Danjirihii Uganda u joogay dalka Iran oo geeriyooday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Uganda, Okello Oryem ayaa shaaciyey inuu Ambassador Maxamed Tezikuba Kisambira ku geeriyooday Khamiistii la soo dhaafay Isbitaalka Tehran Hospital.
Lama...
Maxay ku kala duwan yihiin NISA-dii Fahad Yaasiin hogaaminaayey iyo NISA-da Mahad Salad?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Warfaafinta Dowlada Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabatay wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee...
DENI oo markii ugu horreysay shaaciyey inuu ka quurstay muddo kororsigii uu damacsanaa!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay wuxuu shaaca ka qaaday in uusan diyaar u ahayn inuu muddo kororsi sameysto.
Madaxweyne Deni ayaa...




















