29.3 C
Mogadishu

Wararka

Ganacsata degmada Caabudwaaq oo joojiyay canshuurtii wasaarada maaliyada galmudug ay qaadi jirtay ...

MUQDISHO_AYAAMAHA- # #::Ganacsatada iyo gaadiidleyda degmadda caabudwaaq ayaa si kumeel gaar ah u joojiyay lacagta canshuurta ah ee ay ka qaadi jirtay wasaarada maaliyada Galmudug. Ganacsatadaan...

Dowlada Somalia oo sheegtay in dagaalamayaal Alshabaab ka tirsan Awdheegle lagu dilay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay 60 xubnood oo ka tirsan dagaalameyaasha Al-shabaab lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay degmada Awdheegle ee Gobolka...

Maraykanka oo sheegay in dad rayida ay ku dhinteen weerar galgaduud laga fuliyay

MUQDISHO_AYAAMAHA-  War saxaafadeed ka soo baxay taliska Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in ciidamada Maraykanku ay daad gureeyeen dad rayid ah oo waxyeelo ka...

Ethiopia oo sheegtay inay buuxisay biyo xireenka wabiga Nile

MUQDISHO_AYAAMAHA- Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa Axadda maanta ah ku dhawaaqay in Itoobiya ay dhameystirtay buuxinta biyo-xireenka weyn ee ay ka dhistay Wabiga Niil,...

Muqdisho ku dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka Uganda oo isna la toogtay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Faah faahino ayaa laga helayaa dilal goor dhow ka dhacay albaabka laga galo Xarunta xerada Xalane gaar ahaan dhanka xiga Madiina Gate ee magaalada...

Shaqo joojin ay ku dhawaaqeen dhaqaatiirta magaalada Galkacyo

MUQDISHO_AYAAMAHA-  Dhakhaatiirta degmada Gaalkacyo ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin saddex maalmood ah, keddib markii ay dhigeen isu soo baxay ay uga xunyihiin dilka loo gaystay...

Madaxweynaha jubaland oo la kulmay wasiiro ka tirsan dowlada Somalia

MUQDISHO_AYAAMAHA- Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo xarunta Madaxtooyada magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku qaabilay Wasiiro ka tirsan...

Dagaal dhexmaray ciidamada dowlada Somalia iyo Alshabaab

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dagaal xoogan ayaa Maanta ka dhacay degmada Owdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa...

Dhaqtar xalay lagu dilay magaalada Galkacyo

MUQDISHO_AYAAMAHA- Magaalada Gaalkacayo waxaa Caawa lagu dilay Dhakhtar da'yar oo lagu magcaabo Sakariye Abdi Jaamac, kaasi oo la toogtay isaga oo ku jira shaqadiisa caafimaad...

DHIMASHADA Dhul-gariirkii Morocco oo gaartay 2,012 qof

MUQDISHO_AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Morocco ayaa soo saartay Tiro-koobkii u dambeeyey ee dadkii ku dhintay Dhul-gariirkii habeen hore ka dhacay dalkaasi. Bayaanka waxaa lagu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan