Maxaa ka jira in dhoofinta Xoolaha Soomaaliya loo xiray Shirkad Ajanabi ah?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in dhoofinta xoolaha Soomaaliya loo xiray Shirkad Ajanabi ah taas oo laga leeyahay dalalka Carabta, iyadoo meesha...
Ku dhawaad 100 Xildhibaan oo ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaaka JFS oo canbaareeyay...
MUQDISHO-AYAAMAHA-In kabadan 80 Xildhibaan oo ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaaka JFS ayaa Madaxda ugu Sareysa dalka ku Canbaareeyay Xayiraada Duulimaadka Rayidka ah ee...
Madaxweyne Shariif Sheekh oo tacsiyeeyay geerida Senetor Gaagaab
Muqdisho-Ayaamaha-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay geerida naxtinta leh ee ku timid Allaha u naxariisteen Senator Maxamed Cali Yuusuf...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ka tacsiyadeeyay geerida Senitor Gaagaab
Muqdisho-ayaamaha-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Guddoomiye Ku xigeennada Aqalka Sare iyo dhammaan howl-wadeennada Aqalka Sare waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan...
Geerida Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo si weyn u taabay Bulshadda Soomaaliyeed.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Alle ha u Naxariistee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Geerida Prof Jawaari ayaa waxaa...
Maxaad ka ogtahay qorshe lacag lagu kala qaatay oo ay fulisay Xukuumadda Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xog lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaali Xasan Sheekh Maxamuud uu qorsheynayo in xildhibaanadda BFS ay meel mariyaan qorshaha...
Xildhibaan Fowsiya oo ka shiftay qorshe Xasan Sheekh iyo madasha wadatashiga ay ka codsadeen.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Fowsiyo Yusuf Haji Adami oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in aanay ka tanaasuleyn kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ay u...
Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo kulankooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka qotoda dheer ee...
Afhayeenka ciidanka Israa’iil oo si layaab leh u qirtay inaysan suragal ahayn in la...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka ciidanka Israa’iil, Daniel Hagari ayaa caawa si layaab leh u qirtay inaysan suragal ahayn Israa’iil inay burburiso oo meesha ka saarto Xamaas ,...
DEG DEG:- Labo xildhibaan oo hadda lagu afduubtay Magaalada Nairobi.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur iyo Xildhibaan Axmed Cabdi koshin oo katirsan Baarlamaanka JFS ayaa goordhow lagu afduubtay Magaalada Nairobi.
Xildhibaanadaan oo aad u dhaliili jiray...




















