47 qof oo Soomaali u badan oo loo haysto dacwad la xiriirta lunsashada $250...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caddaaladda Maraykanka ayaa warbixin ay shalay soo saartay eedo ugu jeedisay 47 qof oo lagu eedeeyey inay lunsadeen 250 milyan oo dollar oo...
Afartii ilbiriqsi ee kasta hal qof ayaa gaajo u dhinta.
Hal qof ayaa lagu qiyaasay in uu gaajo u dhimanayo afartii ilbiriqsi kasta dalal ay Soomaaliya ka mid tahay, iyada oo in ka badan...
Munaasabad lagu xusayo maalinta nabadda adduunka oo Muqdisho lagu qabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Munaasabad lagu xusayo maalinta nabadda adduunka oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa goordhow lagu daahfuray magaalada Muqdisho....
Al-shabaab oo Muqdisho ka billabay dilalka nabadoonada qabiilada la dagaalamay Shabaabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Xalay degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho kooxo hubeysan ay ku dileen Allah u naxariistee Nabadoon Cabdlaahi Nuur Garaad Seefle oo ka mid aha...
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kulan yeeshay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Talaado ah kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dilay 127 katirsan Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa macawiisleyda ee ah dadka degaanka e hubka qaatay ayaa weli waxaa ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan...
Madaxweynaha Somalia oo ka qeyb galay furitaanka Shirka Golaha Guud ee QM
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga...
Madaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay laba Sharci
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug, kaas oo ay ka soo qeyb galeen madaxweyne...
Dawladda Soomaaliya oo lagu eedeeyey in dal gaar ah ay u xirtay qodista shidaalka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyey inay qaataan shidaalka Soomaaliya taas oo weli la isku raacin habka qeybsiga kheyraadka Dalka,sida ay tebinayaan xogaha waxaa lasiiyey...
Maamulka Hir-Shabeelle oo War-saxaafadeed deg deg ah soo saaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Hirshabeelle waxa ay bogaadineysaa guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee lagu ciribtirayo kooxda argagixisada...




















