26.8 C
Mogadishu

Wararka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Warbixin laga siiyay kiiskii badda Soomaaliya iyo Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) isagoo weli ku jira booqashadiisa magaalada The Hague ee dalka Netherlands ayaa...

Wasiirka Maaliyadda Washington uga qeybgalaya Shirka sanadlaha ee Hay’adda IMF

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee uu toddobaadkaan ka furmayo...

RW Hamza oo kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar si uu ugu kuurgalo...

Guddoomiyaha degmada Buulo Burde oo sheegay in la go’doomiyay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal socday muddo ku dhow 10 saacadood ayaa Axaddii shalay ka dhacay meel u dhaw magaalada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan, dagaalkaas ayaa dhaxmaray ciidamada...

Ciidan aad u farabadan oo u ruqaansaday dagaalka Al shabaab ee Shabeellada dhexe.

JOWHAR-AYAAMAHA-Ciidamo farabadan oo ka tirsan Xoogga dalka ayaa shalay ka amba baxay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo si iskood ah isu abaabulay. Saraakiisha Hoggaamineysa Ciidamada ayaa...

XOG cusub:- Yaa lunsaday lacagahii laga uruuriyey musharaxiinta?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayihii guud ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux oo 10-sano kadib shalay xilkaas wareejiyay, kadib markii uu is-casilay dhawaan ayaa sharaxay halka...

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday baahinta wararka Al-Shabaab iyo Xasan Daahir Aweys oo internet laga...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya waxay dambi ka dhigtay in la faafiyo wax kasta oo la xiriira Al-shabaab, sida Muuqaalada sawirada codadka iyo farriimaha Shabaab. Wasiirka ayaa sheegay...

Waa kuma agaasimaha cusub ee Wasaarada Arrimaha Guadaha Federaalka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya. Wareegto kasoo...

Muxuu shirkii maanta kaga duwanaa Shirarkii hore ee Golaha Wasiirada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha...

Saraakiisha NISA iyo Booliska gobolka Hiiraan oo looga yeeray magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ugu yeertay Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle & Taliyaah Ciidanka NISA ee Gobolka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan