25.3 C
Mogadishu

Wararka

DEG DEG:- Maraykanka oo xaqiijisay in Al Shabaab sameysteen diyaarado drone ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawlada Mareykanka ayaa shaacisay in ururka Al shabaab ay bilaabeen adeegsiga diyaaradaha drones-ka loo yaqaano ee iyaga meelaha fog laga hago,iyadoo tan ay halis...

Sharuud lagu soo rogay ajaanibta caashaqa Gabdhaha Falastiiniyiinta ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shisheeyaha tagaya Falastiin, ayaa laga dalbadey iney iska diidaan galiyaan wasaaradda gaashaandhigga Israa’iil, haddii uu jacayl dhex maro mid kamid ah falastiiniyiinta ku nool...

Xiriirka maamul goboleedyada iyo xukuumadda federaalka oo qarka usaaran inuu go’o

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha gudaha federalka iyo dib u-heshiisiinta xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Axmed Macali Fiqi ayaa sheegay in aysan jirin dagaal ka dhaxeeya dowladda...

Al-shabaab oo dad shacab ah ku laayey Gawaarina ku gubay Gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Gawaari safar ah iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo khudbad ka jeediyay Shirka Baarlamaanada Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheikh Aadan Mohamed Nuur Madobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer qaran iyo heer gobol ee Afrika...

Khasaaro ka dhashay diyaarad lagu rasaaseyey Garoonka Diyaaradaha laas-Caanood

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga oo gaaraya Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in laba maleeshiyo ay saaka isku rasaaseeyeen Garoonka diyaaradaha Magaaladaas. labada...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta qabtay shir ka duwan shirarkii hore.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka gurmadka...

Sheeko cajiib ah oo dhexmartay madaxweyne Xasan Sheekh iyo safiirka Shiinaha.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya dalkeenna Mudane Fei Shengchao. Madaxweyne Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Somalia ku qaabilay Mudane Martin Griffiths

MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey geerida hooyada dhashay madaxweynihii hore Shariif

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray geerida xanuunka leh ee ku timid hooyada dhashay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan