28.3 C
Mogadishu

Wararka

XAMZA HOP#203

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qorsho cajiib ah u diyaariyey Gobolka Gedo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xogaha waxay inoo sheegeen in wasiirka koobaad ee soomaaliya Xamse barre uu taleefoon kula hadlay ugaaska beesha sade ayna iska warsadeen socdaalkiisa garbahaareey. Ujeedka ugu...

XOG:- Heshiiska Golaha Wadatashiga miyuu riman yahay Muddo kororsi?

MUQDISHO-AYAAMAHA-War murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran waxaa looga hadlay qodob siyaabo kala duwan loo rog rogay, keenayna shaki loo qaateen ah oo...

Haweeney ninkeeda oo nool kabeen sheegtat inuu ku dhintay qaraxii Soobe2, si ay lacag...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney lagu magacaabo Aamino Aweys Maxamed oo shalay sheegtay in ninkeeda uu ku dhintay qaraxii Soobe2 ayaa la ogaaday inuu ninkeeda oo nool been...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Shir madaxeedka 31-aad ee dalalka Carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay u ambabaxay dalka Aljeeriya oo uu ka dhacayo shir madaxeedka wadamada Carabta. Madaxweynaha ayaa intii uu...

ATMIS ku dhawaaqday in Ciidamada dowlada ay la wareegi karaan mas’uuliyadda amniga dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Gen. Diomede Ndegeya oo xilka ka sii degaya ayaa sheegay in weerarrada ay wadaan ciidamada AMISOM iyo kuwa...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii lasoo dhaafay uga socday magaalada Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo Shirka Golaha lasoo saaray War-murtiyeed dhowr qodob ah. Madaxda...

Xogtii u dambeysay ee tirada dhimashada iyo dhawaacyada ee qaraxyadii Soobe 2

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay qaraxyadii is xigxigay ee Sabtidii ka dhacay dhismaha wasaaradda waxbarashadda oo ku taala isgoyska Soobe ee magaalada...

Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ku fulisay Saddex kamid ah Al shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciudamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka oo Isniin ah fagaaraha Iskuul Bulusiya ee Magaalada Muqdisho waxaa ay xulunkii dilka toogashada ahaa kufulisay...

Muqdisho oo maalintii labaad ka socoda gurmad xooggan oo loo sameynayo dadkii ku dhaawacmay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maalintii labaad Isbitaalada waaweyn ee magaalada Muqdisho ku yaalla ka socda gurmadyo xooggan oo loo sameynayo dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii maalin kahor ka...

Maxaa looga hadlay shirkii deg degga ahaa Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Hamza Abdi Barre ayaa xalay shir guddoomiyay shir deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan