27.9 C
Mogadishu

Wararka

Dagaalka ciidamada Itoobiya iyo kuwa Tigray oo ka dhashay khasaare badan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay isaga baxeen magaalada Kobo ee waqooyiga gobolka Axmaarada “si ay u xakameeyaan khasaare badan oo ka dhaca magaalada...

Wararkii ugu dambeeyay ee kulamada Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda Puntland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo 25-kii bishana ku sugan magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland halkaas oo uu kulamo ay albaabada...

Ciidamada dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Xoogga Dalka Gaar ahaan Ururada 83-aad iyo 84-aad, guutada 14-October ee Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS qeybtooda Janaale ayaa howlgalo culus waxa ka...

Maxaadan ogeyn oo xalay Muqdisho ka dhacay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa xalay howlgallo kala duwan waxaa ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmooyinka Wartanabadda iyo Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Saraakiisha...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Soomaaliya iyo wasiirka arrimaha dibadda Jaban?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya  Hamza Abdi Barre ayaa waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka socdo shirka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir deg deg ah isugu yeeray Guddiga joogtada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo kuxigeenadiisa ayaa kulankii ugu horeeyey la qaatay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS...

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qeyb galay shir ka furmay dalka Tunisia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigiisa ayaa ka qaybgalaya Shirka Caalamiga ee Tokyo ee Horumarinta Afrika oo ka furmay maanta...

RW Xamze iyo Madaxweynaha Tunisia oo ka shiray arrimo muhiim ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa waxa saaka madasha shirka caalamiga ee #TICAD8 ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Tunisia,...

Geerida gabar haysata dhalashada Norway oo abuurtay shaki badan iyo Booliska oo ka hadlay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliiska Soomaaliya ayaa baaraya geerida Haweeney Soomaaliyeed ah oo dhallinyaro ah oo haystay dalashada Norway oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Taliye ku xigeenka Booliiska Soomaaliya,...

William Ruto oo Maxkamadda Sare ee Kenya ku boorriyay inay diiddo codsiga Raila Odinga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa Jimcihii ku boorriyay Maxkamada Sare ee dalka inay diido codsiga uu u gudbiyay ninka kula tartamay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan