Raila oo qaadaya tallaabo ka dhan ah natiijada doorashadii Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Siyaasiga dalka Kenya Raila Odinga, ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in uu maxkamada ugu sareyso u gudbiyo dacwad ka dhan ah natiijada...
Muxuu yahay u jeedka safarka Ra’iisul Wasaare Xamse ee magaalada Beledweyne?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalin ka hor Magaalada Beledweyne waxaa gaaray wafdi horudhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha, kaas oo uu horkacayay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur...
Cali Guudlaawe oo Degmada Matabaan ka dhagax dhigay dhismaha Garoon Diyaaradeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay dhismaha garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan oo katirsan Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha ayaa sheegay...
Taageereyaasha Imran Khan oo ku hanjabay inay la wareegayaan caasimadda Pakistan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska Pakistan ayaa sheegay in la baarayo raysul wasaarihii hore ee dalkaas, Imran Khan oo lagu soo oogay dacwado.
Baaritaannada ayaa yimid kaddib markii uu...
Wasiir Muqtaar Roobow oo shaaciyey inuu garanayo Al-Shabaab soo weeraray Hoteel Xayaat
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya Sheekh Muqtaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur) ayaa si kulul uga hadlay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka...
Ra’iisul wasaare Xamse oo hanjabaad culus u diray Al-shabaab.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqday isbitaallada lagu daaweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagixisadu ku qaadday hotelka Xayaat...
Gabadha Soomaaliyeed ee wacdaraha ka dhigtay tartan feer oo naadir ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ramla Ali, oo ah gabadh Soomaali ah ayaa ku guulaysatay tartanka Feerka ee markii ugu horreysay noocisa lagu qabto magaalada Jeddah ee dalka Sucuudi...
Wasiirka Caafimaadka oo soo bandhigay Khasaaraha ka dhashay weerarkii Hoteel Xayaat
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarkii saacadaha badan socday uu ka dhashay khasaaro isugu...
Xildhibaano dalbaday in agaasime Mahad Salaad iyo Taliye Xijaar Maxkamad la soo taago.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaano katirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay falalka amni darro ee kusoo batay magaalda Muqdisho & weerarkii Xubno katirsan...
Taliyaha Booliska Soomaaliya oo qariyey xogta saxda ee khasaaraha weerarkii Hotel Xayaat.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay maanta oo axad aheyd soo afjartay 30 saac kabadan oo ay koox katirsan Al Shabaab ka dhex dagaalamayeen...




















