24.7 C
Mogadishu

Wararka

Maxaa kasoo baxay kulankii maanta ee gudoonka labada aqal ee Baarlamaanka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan labadiisa kuxigeen ayaa xarunta Golaha Aqalka Sare ku booqday Guddoonka...

Xasan Sheekh oo Dikreeto Madaxweyne-nimo ku soo saaray Xubnaha Guddiga Hay’adda Maareynta Masiibooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo jeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska Abwaan Hadraawi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...

Abwaan Hadraawi oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Naasir Yuusuf Daahir oo ah Agaasimaha Waaxda Warfaafinta...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Naasir Yuusuf Daahir oo ah Agaasimaha Waaxda Warfaafinta...

Dowlada UK oo lacag ay ku taageeraysa Ciidamada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Ingiriiska  ayaa ku dhawaaqday £2.3 milyan oo Pound inay ku deeqeyso Sanduuqa taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), taas oo loogu tala galay...

Shiinaha oo si aan gabasho laheyn u shaaciyey inuu ciidamo u dirayo Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda difaaca Shiinaha ayaa sheegtay in ay ciidamo u dirayso Ruushka si ay uga qayb qaataan dhoolatus milatari oo wadajir ah. Dhoolatuskan oo billaaban doona...

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn uu ku dilay13 Xubnood oo katirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in, iyada oo la kaashanayo Ciidamada dowladda Soomaaliya taliska Maraykanka ee Afrika uu qaaday 14-kii Bishaan...

Nin qirtay inuu dilay Ardayadii ku baastay imtixaanka shahaadiga oo la qabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir iyo kuwa deegaanka Ceelasha Biyaha oo iskaashanaya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xaafadaha deegaankaasi waxay gacanta kuso dhigeen Jeylaani Aadan...

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano horleh oo katirsan Gobolka Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada dowladda Soomaaliya oo isugu jira qeybaha 21-aad iyo 27aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Kumaandooska DANAB ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan