27.5 C
Mogadishu

Wararka

Golaha Shacabka oo berri codka kalsoonida u qaadaya Xukuumada Cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Bare ayaa maalinta berri hortagi doona xildhibaanada  Golaha Shacabka si codka kalsoonida u weydiisto ama loo...

Maraykanka oo $127 million oo dollar ugu deeqay qaaradda Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sarkaal sare oo ka tirsan dawladda Maraykanka ayaa sheegay in sare u kaca ku yimi cuntada adduunku, inuu si aad u daran u saameeyey...

Itoobiya oo dib u bilowday inay hubeyso Maamul Goboleedyada iyo ujeedka Lafta gareen

BAYDHABO-AAAMAHA-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Duhurnimadii waxay diyaarad nuuca qumaatiga ukaca oo ka qaaday Baydhabo ay ka dejisey Magaalada Adis ababa Ee Caasimada...

Afar arrin oo muhiim ah ka ogow App-ka ay Soomaalidu ku daadatay ee Sweatcoin

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maalimihii dambe si wayn u xoogaystay hadal-haynta ku saabsan App-ka Sweatcoin, kaasoo Soomaali badan ay ka daba dhaceen. Baraha bulshada ayaa aad looga dareemayay...

Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer

GAROWE-AYAAMAHA-Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer. Sidoo kale  6 ruux oo kale...

DEG DEG:- Xildhibaanada labada Aqal ee kasoo jeeda Jubbaland iyo Koonfur oo diiday xukuumada...

Xildhibaanada labada Aqal ee kasoo jeeda Galmudug iyo Koonfur ayaa kasoo horjeystay xukuumada cusub ee RW Xamza. Arrintaan ayaa loo arkaa inay ka dambeeyaan labada...

DEG DEG:- Jubbaland iyo Galmudug oo kasoo horjeystay Wasiirada cusub.

Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Maxamuud Sayyid Adan iyo Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid. Waxay shir ku yeesheen...

Fu’aan Shongole oo beeniyay in la dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah hoggaamiyayaasha Al-Shabaab ayaa beeniyey in lagu dilay dagaalladii ka dhacay gobolka Bakool usbuucii hore. Cod laga soo duubay...

Ciidamada Booliska oo Muqdisho kusoo bandhigay burcad dhac geysatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska booliska gobalka banaadir ayaa soo bandhigay Gaari kuwa raaxada ah oo xaafadda Daalo ee degmada Howl wadaag looga dhacay dad shacab ah 22-bishii...

Maxay Al-shabaab ugu hadli la’yihiin magacaabidda Abu Mansuur?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur ayaa maalintii shalay ahayd loo magacaabay wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Golahaasi oo ka kooban 74, oo isugu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan