27.1 C
Mogadishu

Wararka

Axmad Madoobe oo ku xanuunsanaya isbitaal ku yaala dalalka Carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-IMadoobe ayaa markii ugu dambeysay 21-kii July meel fagaaro ah lagu arkay kadib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamza...

Qaramada Midoobay oo Markab sida qamadi ah u dirtay dalka Jabuuti

MUQDISHO-AYAAMAHA-Markab u kiraysan Qaramada Midoobay oo sida illaa 23,000 oo metric ton oo sarreen ah ama qamadi ah ayaa ka soo ambabaxay dekedda Yuzhne...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo baaq u diray ganacsatada iyo guud ahaan Bulshada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu taageerayey Xukuumadda oo ay soo qaban-qaabiyeen qaar kamid ah bulshada...

Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo ka shiray howlgallada ka socda gobolka Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay Shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo lagu qabtay magaalada Jowhar. Shirka Golaha ayaa looga hadlay Arrimaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ergayga Gaarka ah ee ururka EAC

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdisalaam Hadliye Omer Ergaygay Gaarka ah ee madaxweynaha ee ururka Bulshada Bariga Afrka ee EAC, sida...

Wararkii ugu dambeeyay doorashada Kenya iyo ku dhawaaqista natiijada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Goobaha codbixinta ee doorashada guud ee Kenya ayaa soo xirmay. Afar murashax ayaa u tartamaysa xilka madaxweynaha. Codbixiyayaasha waxay sidoo kale dooranayaan gabarnatoorayaal, senataro,...

Maxaa xiligan kusoo beegay in dowladda ay amarto in laga guuro dhul aan hada...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta xukuumada Soomaaliya, ayaa amartay in si dhaqsi ah ay uga guuraan dadka degan xaruntii wasaaradda oo ku taala xaafadda Saybiyaano...

DEG DEG:- Guddiga doorashada Kenya oo shaaciyey natiijada rasmiha ah ee doorashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka dalka Kenya oo maalmahaan waday tirinta codka doirashada ay ku tartamayaa Raala Odinga iyo Wiliam Ruuto. Raala Odinga ayaa ku horreeya tartanka doorashada...

Taliban oo rasaas nool ku kala cayriyay haween ku dhiirraday inay dibad baxaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Taliban ayaa kala cayriyay tiro haween ah oo ku dibad baxayay Kabul, ku dhowaad sanad kadib markii ay kooxdu la wareegtay talada dalkaas. Ilaa...

Maxay yihiin waxyaabaha sirta ah ay FBI-da kasoo saartay guriga Trump?

MUQDISHO-AYAAMAHA-FBI-da Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay dokumentiyo sir ah kadib markii ay baaritaan ku sameeyeen guri uu lahaa madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan