Galmudug iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ku heshiiyey iskaashi ka dhan Al Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas’uuliyiinta dhinaca ammaanka ee Dowlad degaanka Soomaalida iyo kuwo dowlad goboleedka Galmudug oo kulan yeeshay ayaa ka wada hadlay sii xoojinta iskaashiga dhanka nabadgelyada...
Puntland oo cabsi xoogaan soo wajahday kadib weerarkii Al-Shabaab ee Dowlad deeganka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa walaac xoogan ka muuujiyay xaaladda Amni ee xilligaan Soomaaliya, isaga oo sheegay in dalka uu ku...
Dowladda Masar oo si toos ah u soo faragelisay Madaxtooyada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Raaligelin ka bixisay war horay uga baxay isla Madaxtooyada ee ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan la qabin warkii uu sheegay...
Masar oo hanjabaad culus usoo dirtay Itoobiya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Masar ayaa Jimcihii dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey kadib qorshaha ay Itoobiya ku dooneyso inay ku buuxiso...
Mareykanka oo ka hadlay dagaalka Al Shabaab iyo Liyuu Boolis
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda arrrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa sheegtay in la xakameeyay qorshe ballaaran ay Al Shabaab ku doonayeen inay ku qabsadaan dhul badan.
Wasaaradda oo soo...
Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya oo dhexmartay dood ku saabsan xuduudaha 3-da dal
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Doollo Cado ee ku taalla xuduudka u dhaxeeya Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya lagu qabtay shir isku xirka xuduudaha ee u dhexeeya Itoobiya...
Dowladda Kenya oo ku hanjabtay in Facebook ay dalkeeda ka mamnuuceyso
NAIROBI-AYAAMAHA-Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah inay wax ka qabato waxa ay ugu...
Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku toogtay xubno iyaga kamid ah oo basaasiin ahaa
BAYDHABO-AYAAMAHA-Deegaanka Booshmadiino oo qiyaastii 50KM u jira magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaar ah ee Maamulka Koofur galbeed ayaa sheegaya in halkaasi ay Al-Shabaab...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in aan loo dulqaadan karin kooxaha dhibaatada ku haya...
Wasiirkii cadaalada Koonfur Galbeed oo qarax lagu dilay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qarax miinada dhulka lagu aaso ah ayaa lala eegtay Wasiirka Cadalaada Koonfur Galbeed xilli uu kasoo baxay Masjid uu kusoo dukaday Salaadii Jimcaha.
Goobjoogayaal ayaa...




















