26.3 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Maxkamad 15 sano oo xabsi ah ku xukuntay musharaxii hore ee madaxweynaha Masar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamad ku taalla waddanka Masar ayaa Axadii xabsi dheer ku xukuntay musharrixii hore ee madaxweyne Abdel Moneim Aboul Fotouh iyo dhowr qof oo kale...

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta kusii jeeda Baydhabo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Talaado ah ku wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koofur galbeed. Waxaa magaalada...

Deni & Axmed Karaash oo ka heshiiyay khilaafka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa wararku waxaa aysheegayaan nay ka heshiiyeen khilaafkii u dhaxeeyay muddooyinkii la soo...

Taliyaha Cusub ee Nabad sugida Gobolka Banaadir oo la magacaabay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha cusub ee Hay’ada NISA uqaabilsanaan doona gobalka Banaadir ayaa loo magacaabay Muxuyadiin Warbac Shadoor. Muxuyadiin ayaa horey xilkaan loogu magacaabay sanadkii hore ee 2021-kii,...

Turkiga oo balan qaad Cusub u sameeyay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaliya...

XOG: Itoobiya oo taageereysa qorshe uu damacsan yahay Shariif Xasan Sh.Aadan

MUQDISHO-AYAAMAHA- Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xusul waxa uu ugu jiraa inuu mar kale doonayo qabashada xilka madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Koonfur galbeed Soomaaliya. Shariif ayaa...

Guddiga Gurmadka abaaraha oo Warbixin siiyay Ergayga gaarka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu...

Afar caqabad oo Deni sugaya marka uu ku noqdo Puntland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilligiisii ololaha doorashada wuxuu khilaaf soo kala dhex galay Madaxweyne Deni isaga iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), kaddib markii Deni oo ku sugan...

Ingiriiska oo Viso lacag la aan ah siinaysa ardayda ka soo qalinjebiyay jaamacadaha qaar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Aqoonyahannada ka qalinjebiya jaamacadaha ugu sarreeya adduunka ayaa fursad loo siin doonaa inay tagaan waddanka UK, iyagoo ka faa'iidaysan doona barnaamij cusub oo ay...

Mahad Maxamed Salad oo qorsheynaya in isbadello kale oo waaweyn ku sameeyo hay’adda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sir-doonka Qaranka Mahad Maxamed Salad, ayaa qorsheynaya inuu is-badello waaweyn ku sameeyo hay’adda, taasoo tabashooyin xooggan laga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan