Xil culus oo lagu wado in loo magacaabayo Sheekh Shariif!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu wadaa in loo magacaabo, Ergayga gaarka ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh...
Maxaa kajira in Lafta-gareen hub keyd u ahaa Koonfur Galbeed u qeybiyey beeshiisa?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfurt Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa la sheegay in uu amray in hub keyd u ahaa maamulka loo qeybiyo beeshiisa, si ay...
Soomaaliya oo ka badbaaday in ay la mid noqoto Eritrea iyo Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Mursal Maxamed Khaliif oo ka qeyb galayay barnaamij dood ah ayaa sheegay in “Shantii sano ee lasoo dhaafay hadii uusan Soomaaliya ka jir...
Shirka Midowga Afrika oo furmaya IYO Soomaaliya oo ka qeyb galeysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika kaas oo looga...
Cabdiraxman Cabdishkuur oo ka hadlay xilkii maanta loo dhiibay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna xildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xil hadal heyn ka dhaliyey baraha bulshada oo maanta...
DEG DEG:- RW Rooble oo shaqadii ka joojiyay mid kamid ah Golihiisa wasiirada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa...
Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe iyo Madaxa Hay’ada Socdaalka Adduunka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta KMG ah maamulkaas ee Kismaayo ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka adduunka IOM ee Soomaaliya...
Abaabul iyo qorsho ka dhan ah Laftagreen oo durba laga billaabay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay in rag Siyaasiyiin ah oo kasoo jeeda degaannada Koonfur Galbeed ay Magaalada Muqdisho...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay agaasime ku xigeenka Madaxtooyada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan u magacaabay xilka Ku-xigeenka...
RW Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay kana hadlay safarkiisa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay...




















