27.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabistii ugu horreysay sameeyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in...

Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya oo si rasmi ah xilka ula wareegay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha 10aad Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xilka Madaxweynaha JFS ugala wareegay madaxweynihii 9aad ee Jamhuuridda Maxamed Cabdullaahi...

Xogta ku jirta Baraha rasmiga ah ee Madaxtooyada oo loo aqoonsaday Keyd Qaran.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay iclaaminaysaa in xogta warbaahineed ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud lagala socon doono, maanta laga bilaabo,...

Madaxweynaha Mareykanka oo booqasho ku tegay dalka Japan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa gaaray dalka Japan. Waa lugtii labaad ee booqashadan oo ah tii u horreysay ee Biden uu Asia ku tago...

Rooble oo Amar cusub soo saaray kahor inta aan la magacaabin Ra’iisul Wasaaraha cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku wargeliyay Wasiirka Arrimaha dibadda in laga bilaabo 1 Janaayo 2022 shaqaalaha dowladda ee la bedelay ama...

Farmaajo oo ka guuraya Villa Somalia iyo Xasan Sheekh oo si rasmi ah ula...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta madaxtooyada Soomaaliya ay ka dhacdo xil wareejin, iyada oo ay ku kala wareegayaan madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

Waa kee Shaqsiga loo qorsheeyey in loo magacaabayo agaasimaha madaxtooyada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu magacaabo agaasimaha madaxtooyada marka uu maanta si rasmi ah xafiiska ula waraago. Senator hore Xuseen Sheekh...

Hantidhawrka  Qaranka oo xafiiska RW Rooble ka dalbaday arrin xasaasi ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS joojinta Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda oo ay Golaha Wasiirradu ansixiyeen Khamiistii (11.05.2022) Xeer-nidaamiyaha la...

Kadib guushii Xasan Sheekh ‘Welwel soo wajahay ciidamadii lagu weeray Mucaaradka’.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sanadkii hore waxaa caan baxday kalmadda ah “Igaarkaygii Farxaanoow ka joog, dhiiqaa lugaha laguu galinooyaa”, taas oo uu shir jaraa’id ka sheegay madaxweynaha cusub...

Digniin laga soo saaray ciidamada Mareykanka ee lagu soo celinayo Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’ada Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ka digtay in ciidamada Mareykanka ee lagu soo celinayo Soomaaliya ay geystaan duqeymo lagu dhibaateenayo dadka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan