Diiwaan gelinta musharaxiinta madaxweynaha oo maalintii Labaad socota
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maalinta labaad weli magaalada Muqdisho ka socda diwaan-gelinta Musharixiinta u taagan Doorashada Xilka Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, kaasi oo ka socda Xarrunta Aqalka...
Diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta bilaabaneysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga isku-dhafka ah ah ee qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya lagana soo kala xulay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho...
Maxaa looga hadlay Shirkii Beesha Reer Aw-Xasan ee ugu socday Jigjiga?
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Shir ay soo qaban qaabiyeen Beesh Reer Aw-xasan ayaa lagu qabtay Magaalada Jigjiga ee caasimada dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana shirkan hogaaminaayey Masuuliyiinta heer deegaan...
Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay dil ka geysteen magaalada.
Kooxda ayaa la sheegay in ay dileen...
XOG:- Isku-day dib loogu dhigayo doorashada Madaxweynaha oo soo ifbaxday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar kamid ah musharaxiinta madaxtinimada dalka ayaa isku-dayaya in la badalo jadwalka doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya oo loo asteeyay 15-ka May.
Musharaxiinta ayaa la...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo sheegay inay go’aan ka gaarayaan Xildhibaannada Gobolka Gedo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana kasoo qeyb galay 157 xildhibaan, kuwaas...
Diyaargarowgii ugu dambeyay kulanka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo socda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelandoona kulan wadajir oo ku saabsan doorashada guddiga isku dhafka ah ee qaban qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Kulankaan...
Sheekh Shariif oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHAGuddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleedka ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ku qabtay doorashada kursiga Hop#146 oo kamid ah kuraasta ku harsaneyd...
Waare oo talo muhiim ah siiyay Farmaajo ka hor doorashada madaxweynaha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay madaxweyne Farmaajo in uusan lahayn wax fursad ah oo mar kale loogu dooran karo...
Golaha Shacabka oo yeelanaya kulankiisii ugu horreeyay kadib doorashadii guddoonka Golaha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya kaddib doorashada guddoonka ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo xarunta Villa Hargeisa ee...



















