Madaxweyne Joe Biden oo muwaadin soomaali ah xil sare umagacaabay iyo waxyaabaha lagu xushay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden Xamse Warfaa oo ah wiil Soomaaliyeed u magacaabay inuu noqdo la-taliye sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka.
Xamse...
Soomaaliya oo u sharaxan xubinimada golaha amniga UN-ka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ku adkeeyey hirgelinta jadwalka doorasho ee ay...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil toogasho ah saaka fulisay
KISMAAYO-AYAAMAHA-Maxkamadda dajajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ayaa saaka waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay askari katirsanaa Ciidamada xoogga dalka,...
Nuxurka khudbadii Farmaajo iyo hadal aan looga baran oo xalay laga maqlay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ku...
Wasiirka gaashaandhiga oo shir albaabada uxiran la yeeshay saraakiil Mareykan ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaadhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay ku-simaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge iyo saraakiil kale oo tirsan Safaaradda Mareykanka...
Dowladda Somalia oo qalab Casri ah u dirtay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS ayaa ka qayb galay Munaasabad kooban oo ka dhacday Gudaha Garoonka Aadan Cabdulle ee Muqdisho taas oo...
Axmed Karaash oo Saraakiisha Ciidamada Madaxtooyada kala hadlay Xoojinta Amniga
MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxwene ku-xigeenka Dowlad Goboleed Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Garoowe.
Shirkan ayaa looga hadlay...
Qodobo Muhiim ah oo ay ka wada hadleen Sheekh Shariif iyo Mrs Bergithe Rognlie
MUQDISHU-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihi hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah uu la yeeshay Safiirka dowladda Norway u jooga Somalia...
Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal oo dooranaya Guddoomiye cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa wakhtiyada soo aadan la filayaa in Guddiga Doorashooyinka heer federaal ee Soomaaliya ay doortaan guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka (FEIT) heer federaal, kadib xil ka...
Taliska Ciidanka xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Saraakiil katirsan Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidamada gaarka u tababaran ee Gorgor kana dhacay deegaanno hoostaga Bariiri Gobolka...




















