28.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Dood ka dhalatay hadalkii Saciid Deni ee gooni u goosadka Puntland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed kasoo baxay Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa looga hadlay arimaha federaalka Soomaaliya iyo go’aankooda dawlad dhiska qaabka loo wajahayo. Qoraal ka kooban seddex Bog oo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Mareykanka la wadaagay arrin la xiriirta AL-SHABAAB

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Safirika Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka...

Soomaaliya Iyo Masar Oo Heshiisyo Cusub Kala Saxiixday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Masar ayaa kulan la qaatay Ra’iisul...

Banaanbaxyaal xoog ku galay Baarlamaanka, maxkamadda sare ee Brazil

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taageerayaasha madaxweynihii hore ee Brazil Jair Bolsonaro oo diiday inuu aqbalo natiijada doorashadii madaxtinimada ee dalkaas ka dhacday ayaa Axaddii waxay xoog ku galeen...

Mid kamid ah dalalka carabta oo ku dhawaaqay in kalabar uu ka cafinayo deynta...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Iraq ayaa ku dhawaaqday inay Somalia ka cafin doonaan kala-bar Lacagihii ay Dowladda Iraq ku lahayd ee la bixiyey xilligii uu Talada dalkaasi...

Wasiirka Gaashaandhigga oo soo bandhigay Hub Iyo Gaadiid Dagaal Maraykanka ugu deeqay Soomaali

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashandhigga JFS,  Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay hub ay ugu talagaleen Ciidanka Danab. Safiirka Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya...

Maxay tahay Qorshaha ay DFS damacsaneyd ee Siciid Deni Fashiliyay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntlaand Saciid  Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay  ka hadlay sababihii keenay in Puntland  aysan ka qaybgelin saxiixa Qodobada War murtiyeedkii laga soo...

Muxuu yahay ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare Xamza ee Masar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa manta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho, iyaga oo...

Mowqifkii dowladda federaalka ee dagaalka Al-shabaab wadahadal miyuu isku bedelay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xuseen Macallin Maxamuud oo wareysi bixiyay ayaa ka hadlay arrimo ku aadan Al-Shabaab, gaar ahaan in dowladda federaalka...

Al-Shabaab oo war kasoo saartay inay wada hadal la galayaan dowladda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Al-Shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war kasoo baxay dowladda federaalka oo ay ku sheegtay in kooxda ay codsatay in lala furo wadahadal,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan