25.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

DEG DEG: Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xilkii laga qaaday iyo sababta ka dambeysa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu magacaabay Mudane Cabdisaciid...
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Somaliland oo billaabay diiwaangelinta musharixiinta

Guddiga Doorashada Somaliland oo soo saaray Jadwalka Diiwaangalinta musharixiinta u tartameysa golaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga maamulka doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa  goordhaw soo saaray jadwalka diiwaangalinta musharaxiinta u tartameysa ilaa lix kursi oo ay horey u shaaciyeen...
ROOBLE safar howleed ku tagay degmada Balcad

Rooble oo hal sabab darteed uga baaqday safar uu ku tegi lahaa Garoowe.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah lagu waday inuu safar ku tego Magaalada Garoowe ee...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay Cudurka COVID-19 Ee Dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa warbixinta labadii todobaad ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 276 xaalado cusub oo COVID-19 ah...
abaaraha ka jira Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo 8 milyan oo dollar ugu deeqday dadka ay saameeyeen abaaraha.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxa bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa 8 milyan oo doolar uga qoondeeyay sanduuqa wax ka qabashada xaaladaha degdega ah ee dhexe si...

Rooble oo war deg deg ah kasoo saaray doorashada liisaska cusub ee la shaaciyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed, Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka...

Maxaad ka taqaanaa Maalinta Caalamiga ah ee Ragga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalinta Caalamiga ah ee Ragga waa fasax caalami ah oo loo dabaaldego sannad kasta 19-ka Noofambar si loo aqoonsado looguna dabaaldego guulaha dhaqanka, siyaasadda,...

Qalabkii ay adeegsadeen Maxaabiistii ka baxsatay xabsiga Kenya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddexda nin ee lagu eedeeyay in ay falal "argagixiso" ka gaysteen gudaha waddanka Kenya ee ka baxsaday xabsiga Kamiti ee sida wayn loo ilaaliyo,...

Midowga Musharaxiinta oo ku jahweersan dib u dhaca marwalba ku yimaado jadwalka doorashada..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray qoraal ka kooban lix qodob kuwaasoo ku saabsan doorashada golaha shacabka iyadoo uu Midowgu walaac Xooggan ka muujiyay...
Madaxtooyada Soomaaliya oo diyaarisey qorshe ah in ay hesho kuraas

XOG:-Yaasiin Fareey, Farxaan Qaroole iyo Kulane Jiis oo xildhibaano noqonaya iyo qorshaha Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xogta aan helnay ayaa ku warameysa in sanadkaan xildhibaano loo rabo Agaasimaha Kumeel gaarka Hay’ada NISA Gaashaanle sare Yaasiin C/llaahi Maxamed (Yaasiin Fareey). Kursiga uu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan