26 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Maxaa looga hadlay kulankii galabta ee kooxda Nabd iyo Nolol ku yeelatay Villa Somalia?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in  kulan gaar ah uu galabta ka dhacay madaxtooyada soomaaliya oo ay yeesheen xubnaha ugu saameynta badan...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Caruurta Eng Saalixi.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo lafdhabar...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka Turkiga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Ra’iisal wasaaraha...

Ahlusuna oo dhoolatus ciidan & Hanjaab kusoo bandhigtay Guriceel

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Ahlusuna Waljamaaca ayaa howlgal ballaaran ka sameeyey maanta magaalada guriceel xaafadaheeda kala duwan. Waxay sheegeen ciidanka Ahlusuna ee maanta gaaf wareegay inay nabad gelyada...

Maxaa seddex jeer dib u dhigay Doorashada, Deni iyo Farmaajo maxay ku heshiiyeen?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada Soomaaliya ayaa muddo seddex jeer ah dib u dhacday, ayadoo 10-kii Oktoober ay aheyd maalintii loo asteeyey inay qabsoonto doorashada madaxweynaha ayaa ilaa...

Galmudug oo shaqada ka cayrisay Mas’uul taageeray Ahlusunna

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug ayaa  ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman “Geedaqorow”ayaa xilkii looga qaaday gudoomiye kuxigeenkii deegaanka Mareergur...

Wararkii u dambeeyey qaraxii ka dhacay Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Qarax xoogan ayaa goordhaw ka dhacay gudaha saldhiga Booliska ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isigu jira dhimasho...

Khasaaro ka dhashay weerar qorsheysan oo Al Shabaab ka fulisay Gobalka Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa xalay gudaha degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ku dilay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Jubbaland,...

Nin Soomaali ah oo lagu eedeeyey dilka Xildhibaan 40 sano kamid ahaa Baarlamaanka UK

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanka muxaafidka ah Sir David Amess ayaa dhintay ka dib markii  la tooriyeeyay xilli uu ku sugnaa  Essex oo laga doortay. Booliska ayaa sheegay in...
Ahlusunna oo dhaq dhaqaaqyo Ciidan bilaabay

Xaalada degmada Guriceel oo saaka ah mid aad u kacsanaan.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Goobaha Ganacsiga ee kuyaal degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa saaka xiran, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ka taagan tahay xiisad dagaal...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan