28.7 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Kooxdee “Ugu Adag” Saddexda Qaybood Ee Middowga Musharixiinta Ay U Kala Qeybsameen?.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegayaan inay u kala jabeen ilaa saddex qeyb ama koox waxaana lagu sheegay sababta kala qeybisay ay tahay...

Dowladda Federaalka Oo Ka Shaacisey Waqtiga Xariga Laga Jarayo Jidka Muqdisho Iyo Afgooye

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukuumadda Frederaalka ah ee Soomaaliya  ayaa faah faahin ka bixisay xilliga rasmiga ah ee xariga laga jarayo dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye...

Xil-wareejin maanta ka dhacday Wasaaradda warfaafinta

Waxaa maanta oo Talaado ah xilka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda federaalka Soomaaliya loo kala wareejiyay Agaasimahii hore C/naasir...

Dowladda Giriigga oo go’aan ka qaadatay qaabbilaadda muhaajiriin ay Soomaali ku jirto

Athnes-(Ayaamaha)-Dowladda Giriigga ayaa isbeddel xagga socdaalka ah kusoo rogtay dadka magangelyo doonka ah ee kasoo kala jeeda waddamada Soomaaliya, Pakistaan, Suuriya, Afganistan iyo Bangaladhesh. Dadkan...

Khasaao xoog leh oo ka dhashay qarax ka dhacay goob ay ku sugnaayeen Al-shabaab

BAYDHABO-AYAAMAHA-Saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa baahiyey in shalay gelinkii dambe tuulo lagu magacaabo Aala-fuutow oo qiyaastii 65-KM dhanka galbeed ka xigta degmada Qoryooley ee gobolka...

Hoggaamiyihii kooxda Boko Xaraam oo is qarxiyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha kooxda Boko Haram Abubakar Shekau ayaa is-dilay kadib dagaal uu la galay dagaal-yahanada kooxda Daacish ee Gobolka Galbeedka Afrika ee loo soo gaabiyo...

Maxaa sababay in dumar ay ka mid noqon waayaan doorashada baarlamaanka Somaliland.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururrada u dhaqdhaaqa arrimaha haweenka ee Jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, ayaa walaac ka muujiyey in haween badan aysan ku soo...

Qiso cajiib ah:- Intaa xil haysid xaalku waa samir iyo soon.

Xilka iyo xubiga kala dooro! Qiso dhab ah ! Wiil aan asxaabo dhow nahay ayaa maalin igu yiri saaxiibeey ragg badan oo gayaankaaga ah baa...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Magacaabay Agaasime Cusub.

Muqdisho-Ayaamaha-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow. Wareegto kasoo...

Muxuu yahay eedeysanaha baxsadka ahaa ee Booliska gacanta ku dhigeen?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay  gacanta kusoo dhigeen nin dhawaan xaaskiisa ku dilay degmada Warta nabada ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidanka booliska Soomaaliyeed...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan