27.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Jawaabay Eedeyn Uga Timid Madaxweyne Qoorqoor.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweynaha...

Xarunta Madaxtooyada Oo Kulan Ugu Socda Farmaajo Iyo Madaxda Saddex M/Goboleed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa Xarunta Madaxtooyada. Kulanka oo...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Guddiga Jaamacadaha Dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay xubno ka socday Guddiga Jaamacadaha dalka ayaa kala hadlay horumarinta iy tayeyta...

Cabdi Xaashi Oo Si Kulul Uga Hadlay Go’aankii Xukuumada, Jawaabna Siiyey Qoor Qoor.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa War kasoo saaray Go’aankii Xukuumadda ku dhawaaqday ee ahaa in la guda galayo...
doorashada lagu soo koobo hal Magaalo

Madaxweyayaasha Puntland & Jubbaland Oo Kulamo Ka Leh Go’aankii Xukuumadda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa kulamo uga socdaa Madaxweynayaasha Maamulada Puntladn & jubbaland, kadib Go’aankii xukuumadda & Madaxda saddexda dowlad Goboleed ee...

Midowga Musharixiinta Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Go’aankii Shalay Ee Xukuumadda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa kulan albaabada u xirnaayeen ku yeeshay Xubnaha Midowga musharixiinta Mucaaradka, iyaga oo kulankooda kaga hadlay Go’aankii xukuumadda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada,...

Kulan Shaki Abuuray Oo Xalay Yeesheen Qoor Qoor, Guudlaawe iyo Lafta-gareen.

MUQDISHO-AYAAMAA-Kulan saacado qaatay ayaa xalay hotelka Decale ee garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa ku yeeshay madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug,Koonfur Galbeed iyo HirShabelle. Seddexdaan Madaxweyne Maamul Goboleed...

Mxay Ka Wada-hadleen Musharax Daahir Geelle iyo Ra’iisul Wasaare Rooble?.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Xisbiga Dan Qaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud...

Faah Faahin Laga Helayo Dagaal Xoogan Ka Dhacay Gobolka Bari

GAROWE-AYAAMAHA-Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal xoogan oo Maanta ka dhacay deegaano hoostega degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari. Dagaalka ayaa sida la sheegay...

Midowga Musharaxiinta Oo Jawaab Adag Kasoo Saaray Go’aankii Xukuumadda ee Doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharrixiinta Mucaaradka Soomaaliya ayaa si cad uga soo horjeestay tallaabooyinka ku saabsanaa doorashada oo ay maanta ku dhawaaqday Xukuumadda Wasaare Rooble Rooble raaceen...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan