26.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

DEG DEG:- Beesha Caalamka Oo War Xasaasi Ah Soo Saartay.

MUQDISHO-AYAAMAHA- Bayaan Wadajir ah oo kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa waxay ku baaqeen baahida loo qabo inay kulmaan Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad...

Midowga Musharaxiinta Oo War culus kasoo Saaray Shacabkii Lagu Rasaaseeyey Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si kulul loogu canbaarayey rasaastii ay ciidanka dawladda Federaalka sida arxan darrida ah ugu fureen shacabka...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galaya Munaasabad Ka Socota Tiyaatarka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ayaa ka qeyb galaya Munaasabad ka socota xarunta Tiyaatarka Qaranka. Munaasabadaan ayaa waxaa agu taageerayaa Qoondada Haweenka ee Baaralamaanka, waxaana...

Dowladda Oo Maanta Ciidamo Ku Daadisay Wadooyinka Qaar Ee Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada wata gaadiidka dagaalka ayaa waxaa lagu soo daadiyey jidadka muhiimka ah, iyaga oo ka bilaabay dhaq-dhaqaaqyo cusub. Waddooyinka ciidamada lagu daadiyey ee xiran  waxaa...

Maxaa ka dhalan kara go’aanka ay dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay Kenya ?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble, iyo wefdi uu hogaaminayo ,ayaa manta la filayaa in magaalada Dhuusamareeb ay kulan kula yeeshaan Madaxweynaha...

DEG DEG:- Rasaas Lala Dhacay Dad Banaanbax Dhigaayay iyo Khasaaro Ka Dhashay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa rasaas xoogan ku furay dadweyne badan oo Banaanbax looga horjeeday Madaxweyne Farmaajo ka waday degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Dadweyne...

Bannaanbax Ballaaran Oo Maanta La Qorsheynayo In Uu Ka Dhaco Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Talaado ah ayaa la qorsheynayaa in Magaalada Muqdisho ay ka dhacaan Bannaanbaxyo waa weyn, oo ay dhigayaan dadka ku nool caasimadda. Midowga Musharaxiinta...

Dowladda Soomaaliya Oo Si Rasmi Ah Xiriirka Diblomaasiyadeed Ugu Jartay Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Kenya, waxayna Kenya  ku eedeysay xadgudubyo joogto ah oo ay ku sameyneyso madax-banaanida iyo qarannimada Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya...

RW Rooble Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Xarunta Maamul Goboleedka Galmuug ee Dhusamareeb, waxaana soo dhaweynta...

Guddigii Loo Xilsaaray Saraakiishii la laayey Oo War Soo Saaray

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Wasiirka Arimaha Guddaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac ( Waayeel) ayaa ka warbixiyey howlgallada ay wadaan Ciidamada Amniga ee lagu baadi goobayo kooxdii ka dambeysay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan