Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib Markii uu Kenya uga qayb galay caleema saarka maadaxwaynaha cusub ee...
Shaqadii ugu horreysay ee Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir uu maanta qabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray goob ay Haweenka Soomaaliyeed kusoo bandhigeen cuntooyinka kala duwan ee...
Kulan miro dhal ah oo dhexmaray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya.
MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo qaabilay wafdi ka socda dalka Qatar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda hay’adda Qatar Foundation oo ay ka wada...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nayroobi kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Samoei...
Wararkii ugu dambeeyay ee xafladda calaama-saarka madaxweynaha cusub ee Kenya
MUQQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto ayaa loo ballansan yahay in maanta loo dhaariyo xukunka dalkaasi, waxaana munaasibadda caleema-saarkiisa ka qaybgalaya madax kala duwan...
Falcelin ka dhalatay soo dhaweyntii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Nairobi.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo berri uga qeyb galayo caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto.
Madaxweynaha...
Madaxda dowlad Goboleedyada oo kulamo ka bilaabay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada ee kusugan Magaalada Muqdisho ee ka qeyb galay shirkii madasha wadatashiga Qaran ayaa Muqdisho ka bilaabay kulamo ay la qaadanayaan madax...
Akhriso war-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Qaran ee lasoo gabagabeeyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii madasha wadatashiga qaran ayaa goor dhaw ku soo gabagaboobay Muqdisho iyadoo War-murtiyeed laga soo saaray shirkan oo socday muddo laba maalin ah.
Sida ay...




















