24.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo weli kulamo ka wada Garoowe

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid ah...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo Amar dul-dhigay Hay’adaha Samafalka

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo ay wehliyeen masuuliyiin ka’tirsan Maamulka Gobalka hiiraan iyo kan Degmada Beledweyne & Agaasimaha Wasaarada Gargaarka Hirshabelle ayaa...

Saciid Deni oo Madaxweyne Xasan Sheekh usoo bandhigay arrin ay wax ka qaban waayeen...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa...

Wararkii ugu dambeeyay ee kulamada Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda Puntland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo 25-kii bishana ku sugan magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland halkaas oo uu kulamo ay albaabada...

Ciidamada dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Xoogga Dalka Gaar ahaan Ururada 83-aad iyo 84-aad, guutada 14-October ee Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS qeybtooda Janaale ayaa howlgalo culus waxa ka...

Maxaadan ogeyn oo xalay Muqdisho ka dhacay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa xalay howlgallo kala duwan waxaa ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmooyinka Wartanabadda iyo Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Saraakiisha...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Soomaaliya iyo wasiirka arrimaha dibadda Jaban?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya  Hamza Abdi Barre ayaa waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka socdo shirka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir deg deg ah isugu yeeray Guddiga joogtada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo kuxigeenadiisa ayaa kulankii ugu horeeyey la qaatay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS...

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qeyb galay shir ka furmay dalka Tunisia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigiisa ayaa ka qaybgalaya Shirka Caalamiga ee Tokyo ee Horumarinta Afrika oo ka furmay maanta...

RW Xamze iyo Madaxweynaha Tunisia oo ka shiray arrimo muhiim ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa waxa saaka madasha shirka caalamiga ee #TICAD8 ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Tunisia,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan