24.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha shacabka ee maanta?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelan doona kulankii ugu danbeeyay kalfadhiga koowaad ee Golaha Shacabka kaas oo ka dhici doona xarunta...

Muxuu yahay qorshaha halista ah ee Saciid Deni uu la damacsan yahay Xasan Sheekh?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalin Axad ah 28 April 2013, Xasan Sheekh Maxamuud oo markaas ahaa Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safarkii u horreeyay intii uu xilkaas qabtay ku yimid...

Faah faahin laga helay Nabaddoon caan ah oo lagu dilay muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada muqdisho waxaa ay maanta ku dishay Nin Nabaddoon ahaa oo siweyn looga yaqaanay magaalada, iyaga...

Pro. Jawaari oo lagu dhex arkay kulan maantii labaad golaha wasiirada ugu socda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa furay kulan Wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galay maalintii labaad, laguna gorfeynayo howlaha mudnaanta...

Inta badan degaanada Hirshabeelle oo looga dhawaaqay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka wasaaradda Gashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa kulamo kala duwan la qaatay mas’uuliyiinta ugu sarreysa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan mid kamid ah dowlad goboleedyada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in beri oo khamiis ah u safro magaalada Garawe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland, si uu...

Maxaa looga hadlay kulankii Telefonka ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka dalka Qatar?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in hoggaamiyaha Qatar uu uga tacsiyeeyay madaxweynaha dadkii ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Hotel...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar-labaad dagaal cilaamiyey xili aan dagaal loo diyaarsaneyn

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shir guddoomiyay shirkii u horreeyay ee Amniga Qaranka, kaasoo looga hadlayay xaaladda Amni ee dalka iyo qorshayaasha dib u habeynta...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo bandhigay arrin halis oo kusoo wajahan Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Ju qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha,  Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta warbixin ku saabsan saameynta iyo baaxadda...

Kulan Xasaasi ah oo Golaha Wasiirada Soomaaliya uga furmay Muqdisho

MUQDISHOAYAAMAHA-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho uga furmay shir xasaasi ah oo looga hadlaya waxaabaha muhiimka ah ee horyaala Golaha Kulanka ayaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan