Wasaarada waxbarashada oo shaacisay in 97% ardayda sanadkan ay baaseen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Waxbarashada iyo hidaha iyo taliinta sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka...
Wasiir Fiqi “Caddaaladda oo si tartiib-tartiib ah dib ugu soo laabatay” kadib doorashadii Xasan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa soo dhaweeyay go’aanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud uu dib ugu celiyay Derajooyinkii & Xuquuqdii...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-Shabaab ay ka saareen deegaano kamid ah Gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Janeraal Maxamed Tahliil Biixi oo ah taliyaha ciidanka lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku sugan jiida hore ee dagaalka ee Gobolka Hiiraan ayaa...
Madaxweyne Xasan oo Saadaq John dib ugu soo celiyey darajadii generalnimo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay William Ruto
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Kenya ee William Ruto
“Waxa uu si...
Taliyaha Ciidanka lugta oo gaaray Jiida hore ee Dagaal ka socda Gobolka Hiiraan
BELEDWENE-AYAAMAHA-Taliyaha lugta ciidanka xooga dalka somaliyeed janaral maxamed tahliil biixi iyo taliyaha qeeybta 27 aad ee ciidanka xooga dalka ee deeganada hirshabelle iyo saraakiil...
Wasiirad ku cusub guud ahaan dalka oo markii ugu horreysay Guudlaawe magacaabay
BELEDWENE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Axmed Sheekh Nuur Cabdi ( Cirro) u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga isagoo sidoo kale...
Waa Kuma taliyaha Booliska Soomaaliya ee la magacaabayo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-XOG hoose oo la ogaaday ayaa sheegeysa in xilka hogaanka taliska ciidamada booliska soomaalia dhawaan la magacaabayo ,iyadoo warar kala duwan ay soo baxayana...
Golihii degaanka degmada Bardaale oo la kala diray
BAYDHABO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah kala dirtey Golaha degaanka Degmada Berdaale ee Gobolka Baay oo mudo xileedkoodii...
Axmad Madoobe oo ku xanuunsanaya isbitaal ku yaala dalalka Carabta
MUQDISHO-AYAAMAHA-IMadoobe ayaa markii ugu dambeysay 21-kii July meel fagaaro ah lagu arkay kadib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamza...



















