28.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Dhacdo layaab leh oo ka dhacday duleedka Degmada Afgooye.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Rag la sheegay inay ku hubeysnaayeen Qoryaha AK47 ayaa weerar ku qaaday Goob ay ka socotay Xaflad Aroos oo kutaalla Tuulada Cadayleey oo u...

Wararkii ugu dambeeyay doorashada Kenya iyo Raila Odinga oo qarka u saaran…

MUQDISHO-AYAAMAHA-William Ruto iyo Raila Odinga ayaa si weyn ugu loolamaya doorashadda madaxtinimada Kenya, sidda ay muujineyso natiijaddii ugu dambeysay ee horudhaca ah. Goobaha codbixinta ee...

Dagaal uu hoggaaminaya Guddoomiyaha Gobolka Hiiran oo ka socoda Degnada Matabaan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Dagaal xoogan ayaa markale wuxuu ku dhexmaray degaanka Qabno oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaadka macawiisleeyda oo garab ka helaya Ciidamada dowladda...

Aadan Madoobe oo noqday Guddoomiyihii ugu horreeyey ee loo gacan qaado xili ay socotay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa la kulmay Guddiga KMG ee loo saaray baaritaanka dhacdadii fowdada aheyd ee ka dhacday fadhigii Baarlamaank 7-dii...
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka

Ilhan Cumar oo markale ku guuleysatay doorasho ka dhacay Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhan Cumar ayaa markale ku guuleysatay tartankii doorashadda isreeb-reebka ee ay kursiga Congress-ka ugu jirtay Xisbigga Dimuquraadiga ee dalka Mareykanka. Doorashadda ay Ilhan Cumar ku...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xilka u kala wareejiyey RW ku xigeenka cusub iyo R/W...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Ra'iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee XFS Mudane Salah Jama...

Laftagareen oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka dowlad degaanka Soomaalida

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar shaqa ku jooga Magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa kulan la qaatay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Guddi baaris u saaray buuqii ka dhashay kulankii lagu ansixiyay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo soo baara dhacdadii nidaamdarada ee 7 bishan ka dhacday Xarunta Golaha, halkaasoo dhowr Xildhibaan ay...

Al-Shabaab oo weerar ka geysatay Mandheera xili ay socoto doorashada Kenya

KISMAAYO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weeraro ku qaadeen Saldhigyo ay Ciidamada Kenya ku leeyihiin degaano hoostaga Magaalada Mandheera ee Gobolka...

Shirka dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Uganda oo maanta ka furmaya dalkaas

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah kujooga dalka Uganda ayaa halkaasi ka wada kulamo kala duwan oo badankood looga hadlayo Arrimaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan