24.3 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Uganda, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka...
Askari lagu dilay Muqdisho

Sarkaal Ciidan oo lagu dilay Muqdisho & faah faahin laga helayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Isgoyska Seybiyaano ee Maaalada Muqdisho ayaa rag hubesan waxaa ayy maanta kudileen Sarkaal katirsan Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya. Sarkaalka oo lagu Magacaabi jiray...

Maxaa ugu Muhiimsan Qorshaha Xukuumadda Cusub?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukuumadda Dan Qaran ee Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ee shalay heshay codka kalsoonida Baarlamaanka ayaa si rasmi ah shaqadeeda ula wareegeysa. Xildhibaannadu, ka...

Turkiga oo shaaciyey inay ka go’an tahay sii wadida taageerada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, xalay oo Axad ahayd. Madaxweyne Erdogaan ayaa carrabka ku adkeeyay...

Ciidamo Itoobiya oo isku fidiyey dhammaan xaduudka goblka Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Jubbland ayaa xaqiijiyay inay ciidmo Itoobiyaan ah oo kasoo gudbay xadka labada dal ay gaareen qeybo kamid ah gobolka Gedo, maalmo kadib dagaalladii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Safiirka Qatar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Xasan binu Xamsa Haashim, ayaa ka...

Agaasime NISA oo shaqadii ka eryey saraakiil saaxibo dhow la ahaa Fahad Yaasiin

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa muddo ka yar seddex bilood waxa markii 2-aad sameeyey Isbedelo dhinaca shaqada ah. Agaasime...

Wararkii ugu dambeeyey gaari ku qarxay meel udhaw Madaxtooyada Jowhar

JOWHAR-AYAAMAHA-Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar. Weerarkaasi qarax ayaa ka dhacay...

DEG DEG:- Baarlamaanka Soomaaliya oo ansaxiyey xukuumada cusub ee RW Xamza

MUDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansaxiyey xukuumada cusub ee RW Xamza Cabdi Bare oo uu soo magacaabay talaadadii...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Codka Kalsoonida U Qaadaya Xukuumadda Cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah kulan aan caadi aheyn ku yeelanaya Xaruntooda ay ku shaqeeyaan Villa Hargeysa ee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan