26.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Soomaali u Shaqeeyneysay Sirdoonka Kenya

kismaayo-ayaamaha-Weerar horey Al-shabaab ugu qaadeen degaanka Girileey oo hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu dilay Nin iyo Walaashiis, kuwaas oo la...

Booliiska oo howlgal dad lagu soo qabtay ka sameeyay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgal Wadajir ah oo qaatay saacado ayaa xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, wwxaana lagu soo qabtay dad u...

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Liyu booliska iyo Shabaabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta xaladda deegaannadii ay Shabaab iyo Liyu Booliska ku dagaalamayeen waa ay deggan tahay iyadoo labada dhinacba ay sheeganayaan inay guulo la taaban karo...

Liiska golaha wasiirada cusub oo si hoose loo arkay & Rooboow oo ku jira

MUQDISHO-AAYAMAHA-Waxaa heer gabogebo ah maraya wada-halladii ugu dambeeyay ee madaxda sare ee dalka ay ka yeelanayaan dhismaha xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Xamza Cabdi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar usoo xoray Ciidamo katirsan Xoogga Dalka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil...

XOG laga helay kulamo uu Farmaajo kawado Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA Madaxweyne hore Maxamed C/llaahi Farmaajo oo tan iyo markuu xilka ka degay ku sugnaa Xamar ayaa waxa uu waqtiga ugu badan geliyaa kulamo...

Garab istaag la’aanta ‘Xasan Macallin uu Beeshiisa Murusade’ kala kulmay iyo lugooyada Xasan Cali...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Markii Xasan Cali Kheyre loo magacaabay Raysulwasaaraha dalka, si aan kalahar laheyn ayuu Murusade u taageeray. Intii uu xilka hayayna abaal kuma sheegan, wuxuuna...

Xildhibaanada Beesha Murusade oo Xasan Sheekh ka diiday dalab uu hordhigay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bilaabay inuu kulamo gaar gaar ah la yeesho Xildhibaannada Golaha Shacabka ee laga soo doorto Dowlad goboleedyada, iyadoo uu qeyb...

Joe Biden oo markii labaad laga helay cudurka Covid-19

MUQDISHO-AAAMAHA-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa lagu khasbay in uu galo karantiil kadib markii labaada muddo 10 maalmood ah laga helay cudurka Covid-19. Farriin uu soo...

Galmudug iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ku heshiiyey iskaashi ka dhan Al Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas’uuliyiinta dhinaca ammaanka ee Dowlad degaanka Soomaalida iyo kuwo dowlad goboleedka Galmudug oo kulan yeeshay ayaa ka wada hadlay sii xoojinta iskaashiga dhanka nabadgelyada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan