26.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweyne Deni oo magacaabay gudoomiyaha cusub gobolka mudug

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Mudug. Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda Puntland Qodobkiisa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu dalka Tanzania uga qeyb galay shirka Ururka EAC. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Bakool oo soo bandhigay dhibaato ay geysteen Ciidamada Liyuu Booliis

BAYHABO-AYAAMAHA- Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tall oo la hadlay Warbaahinta ayaa Ciidamada Liyuu Booliis ku eedeeyay in ay dileen Dad Shacab ah oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo gaar gaar ah la qaatay madaxda EAC

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay...

Al-Shabaab soo bandhigtay ciidan iyo gaadiid Liyuu booliska ka qabsadeen

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Al shabaab waxay galabta baahiyeen inay weerarka kudileen 87 Askari, sidoo kale waxay baahiyeen in ka badan 50 sawir oo muujinaya khasaaraha weerarka. Sawirada la...

Xogta qaabkii Al Shabaab u weerareen Jowhar oo la helay.

MUQDISHO-AYAAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu Wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta ayaa maanta shir gudoomiyay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey dalka Tansaaniya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa waxaa si heer...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo bixiyey Amar deg deg ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka inay si deg deg ah...

CIA-da Maraykanka oo ka hadashay xaalada caafimaad ee Putin

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ma jiro wax warar sirdoon ah oo sheegaya in Vladimir Putin aysan xaaladdiisu deggeneyn ama uu caafimaadkiisu xun yahay, sida uu sheegay agaasimaha hay'adda...

Sidee Madaxweyne Xasan Sheekh uu Saddex jeer kaga badbaaday isku day dil ?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxay yimaaddeen muddadii ugu horreysay ee aan ahaa madaxweynaha Soomaaliya Sebtembar 2012 ilaa Febraayo 2017. Isku daygii ugu horreeyay wuxuu ahaa maalintii ugu horreysay ee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan