26.7 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Guddoomiyihii ku meel gaarka ahaa ee golaha shacabka oo soo bandhigay arrin  qarsooneyd oo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan Dhabancad oo ahaa guddoomiyihii ku meel gaarka ahaa ee xildhibaanada golaha shacabka intii laga soo dooranayey guddoonka rasmiga ah ee...

Maxaa ‘ka run ah’ in Madaxweyne Xasan Sheekh uu safar qarsoodi ah ku tagay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray warar la isla dhex marayay oo sheegayay in madaxwweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ugu maqnaa dalka...

Wararkii ugu guuxa Golaha Shacabka ee maanta la horgeynayo Ra’isul Wasaare Xamse

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo  sabtida codka kalsoonida u qaadaya Ra’iisul wasaaraha magacaaban, Xamse Cabdi Barre. Kulanka Xildhibaannada ayaa waxaa...

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweeysay lacagta Bangiga Adduunka ku taageeray Abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ku tilmaamay waxa u wanaagsan ee uu maqli lahaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay jaaliyada Soomaaliya ee Imaaraadka Carabta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isaga...

Xubno katirsan Al-Shabaab iyo Hubkii ay wateen oo La qabtay

KISMAAYO-AYAAMAHA-Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 5aad, Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab iyo Ciidanka Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland, ayaa soo bandhigay Hub iyo...

Maxaa looga hadlay kulamadii xalay ee Ra’iisul Wasaare Xamse uu la yeeshay Sheekh Shariif,...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee dalka Xamse Cabdi Barre ayaa sallaan ugu tagay Hoyga Madaxweynayaashi hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed. Ra’iisul...

Soomaali Badan oo lagu dilay dagaal ka dhacay dalka Itoobiya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imanayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in kudhowaad 10 qof oo Soomaali ah la dilay, waxaana sidoo kale dhac baahsan loo geystay xoolo...

Ku dhawaad 1000 qof oo ku dhintay dhul-gariir ka dhacay Afghanistan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhul-gariir cabirkiisu dhan yahay 6.1 ayaa ku dilay 920 qof dalka Afghanistan Arbacada maanta ah, sida ay sheegeen saraakiisha maamulka masiibooyinka, iyadoo in ka...

Villa Somalia oo qarisay in Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh laga helay COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Waftiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta laga helay caabuqa COVID-19,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan