24.3 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Mid kamid ah rag dhac ka geeysanayay Suuqa Xoolaha. oo la toogtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa howlgallo xaafada Cameyska ayaa toogtay mid ka mida Afar Tuuga kuwaa oo Habeen walba dadka shacabka ah ku...

Qorsho looga hortagayo qaraxyada ka dhaca Soomaaliya oo lagu dhawaaqay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku baaqay dadaallo wadajir ah oo ay sameeyaan dhammaan dhinacyada ay khusayso...

Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay $100 Milyan oo doolar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo madaxda Bankiga Adduunka ayaa ka wada hadlay xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa hay’addaha deymaha bixiya iyo madaxda federaalka...

Shirkaddaha Diyaaraddaha ee dalka oo joojiyey duulimaadyadii Gudaha dalka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka. Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta...

Maraakiib ku xad gudubtay Biyaha Soomaaliya oo liis halis la geliyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maraakiibta Spain iyo Faransiiska ee dhawaan lagu helay iyagoo si sharci darro ah uga kalluumeysanayay badweynta Hindiya ayaa lagu daray liiska madow kaddib markii...

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare ee dalka oo maanta billaabanaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka bilaabanaya Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare oo ay qaadeyso dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu waddaa inay maanta dalka ka...

Abaaro daran oo laga soo sheegayo ‘Buula-berde’ xili ay go’doomiyeen Al-shabaab.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Iyada oo ay magaalooyinka qaar ay ku jiraan xaalad go’doomin ah, ayaa haatan waxaa ugu sii darsamay qulqulka barakacayaasha ka soo cararaya abaaraha daran...

Madaxtooyada Soomaaliya oo fariin muhiim ah udirtay Al Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Lataliyaha amniga qaranka uqaabilsan Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa ka hadlay fariin hanjabaad ah ay soo direen Ururka Al Shabaab. Xuseen Sheekh Cali (Damuumaaye) ayaa sheegay...

Khasaaro xoogan oo ka dhashay weerar Al-shabaab ku qaaday degaan katirsan Galgaduud

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee saaka waxaa ay weerar ku billaawday qaraxyo ku qaadeen degaanka Baxdo oo katirsan Gobolka Galgaduud, halkaas...

Dowladda Somalia oo Maanta daahfurtay Barnaamij looga jawaabayo abaarta kajirta dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya  u qaabilsan gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah ee looga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan