Maxay tahay faai’dada Soomaaliya ugu jirto ku biiradda ururka bariga Afrika ee EAC?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu maanta u ambabaxo dalka Tanzania.
Sida ku cad qoraal ka soo baxay...
Raila Odinga oo ka hadlay arrinta dhibaato badan ku haysa Kenya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga, ayaa sheegay inaan cidna looga turi doonin ololaha ka dhanka ah musuq-maasuqa ee uu ballan qaaday inuu sameyn doono...
War cusub oo kusoo kordhay xariga Xildhibaanad Ilhan Cumar.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congreska Mareykanka ayaa sidoo kale qoraalkeeda ku sheegtay in ay sii wadi doonto dadaalka ay ugu jirto inay...
Sri Lanka oo yeelatay madaxweyne cusub kadib markii uu cararay madaxweynihii hore
MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka Sri Lanka ayaa madaxweyne cusub u doortay Ranil Wickremesinghe oo ahaa Ra’iisul Wasaaraha dalkaas.
Ranil Wickremesinghe ayaa helay 134 cod halka ninkii la tartamayay...
Yaa ka dambeeyey khilaafka durba soo dhexgalay Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed?
MUQDISHO-AYAAMHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday safar uu ku tagi lahaa dalka Itoobiya sababo la xiriirka khilaaf soo kala...
Dowladda Somalia oo beenisay in ciidanka jooga Eritrea ay ka qayb-galeen dagaalladii Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii dambe waxaa aad waalac looga muujinayay warar soo baxayay oo sheegayay in dhalinyaro farabadan oo dowladdii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo tababarka ciidan...
Villa Soomaaliya oo ka hadashay safarkii MD Xasan Sheekh Ee Adis ababa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta waxay faah faahsan ka bixisey safaradii Madaxweyne Xasan Sheekh ku kala bixiyey Dalalka Turkiga,Imaaraadka carabta,Eriteria,Kenya iyo Jabuuti.
Afhayeenka Madaxtooyada C/kiriin Cali...
Imran Khan oo guul lama filaan ah ka gaaray siyaasadda Pakistan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Raysul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa dib u soo cusbooneysiiyey baaqiisii ahaa in doorashada wakhtigeeda laga soo hormariyo kaddib marki uu xisbigiisa...
Maxaa looga hadlay kulankii RW Xamza iyo Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Alberto Vecchi, waxayna ka wada hadleen...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo kulan la qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre oo ay ka wada hadleen...




















