Ilhan Cumar oo markale ku guuleysatay doorasho ka dhacay Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhan Cumar ayaa markale ku guuleysatay tartankii doorashadda isreeb-reebka ee ay kursiga Congress-ka ugu jirtay Xisbigga Dimuquraadiga ee dalka Mareykanka.
Doorashadda ay Ilhan Cumar ku...
Al-Shabaab oo weerar ka geysatay Mandheera xili ay socoto doorashada Kenya
KISMAAYO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weeraro ku qaadeen Saldhigyo ay Ciidamada Kenya ku leeyihiin degaano hoostaga Magaalada Mandheera ee Gobolka...
Shirka dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Uganda oo maanta ka furmaya dalkaas
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah kujooga dalka Uganda ayaa halkaasi ka wada kulamo kala duwan oo badankood looga hadlayo Arrimaha...
Shacabka Kenya oo maanta dooranaya Madaxweyne cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cod bixiyeyaasha dalka Kenya ayaa u dareeray goobaha ay yaallaan sanduuqyada doorashada si ay u doortaan Madaxweyne cusub oo baddala Uhuru Kenyatta.
Maamulka Kenyatta ayaa...
Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweynayaasha Xasan Sheekh iyo Yoweri Museveni?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadallo miradhal ah kula yeeshay Madaxtooyada Uganda ee Entebbe, dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Kaguta Museveni,...
Turkiga oo shaaciyey inay ka go’an tahay sii wadida taageerada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, xalay oo Axad ahayd.
Madaxweyne Erdogaan ayaa carrabka ku adkeeyay...
Sidee ayuu u dhacay dilka hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri?
MUQDISHO-AAAMAHA-Howlgal qayb ka ah la dagaallanka argaixisada oo ay fuliyeen CIA-da Mareykanka ayaa lagu dilay hoggaamiyihii ugu sarreeyay ururka Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri.
Dilkan oo ka...
Lacagtii ugu badnedyd oo Kenya maalmo kooban ka faa’iday Qaadka ay Soomaaliya Keento
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kenya ayaa dib u soo celinta dhoofinta Qaadka Mirowga ee Soomaaliya, waxay afar maalmood gudahood ka faa’iday 221 Milyan oo ah lacagta dalkeeda, taas...
Dowladda Masar oo si toos ah u soo faragelisay Madaxtooyada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Raaligelin ka bixisay war horay uga baxay isla Madaxtooyada ee ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan la qabin warkii uu sheegay...
Masar oo hanjabaad culus usoo dirtay Itoobiya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Masar ayaa Jimcihii dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey kadib qorshaha ay Itoobiya ku dooneyso inay ku buuxiso...