Kenya oo ka jawaabay weerarkii Al-Shabaab ku burburiyeen Anteenada Shirkadda igaarsiineed
KISMAAYO-AYAAMAHA-Dowladda Kenya ayaa boqolaal ka tirsan ciidamadeeda soo dhoobtay xuduudka Soomaaliya kadib markii dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulo ka tirsan degmada...
Villa Somalia oo qarisay in Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh laga helay COVID-19
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Waftiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta laga helay caabuqa COVID-19,...
Diinta Islaamka oo noqotay tan labaad ee ugu weyn dalka Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muslimiinta ayaa la saadaalinayaa in ay noqdaan dadka haysta diinta labaad ee ugu weyn dalka Mareykanka marka la gaaro 2040-ka, xilli ay sii baahayso...
Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in Afrika ay la-heyste” u tahay dagaal ay kula jiraan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa Isniintii sheegay in Afrika "ay la-heyste" u tahay dagaal ay kula jiraan Ruushka, kaas oo sababay sare u kaca...
Wax ka ogow wadanka labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu safarkiisa ku tagi doona.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda booqasho ku jooga dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo uu ka helay casuumaad rasmi ah.
Warar aan helay ayaa sheegaya...
Meydadka dad Itoobiya ah oo daadsan tuulooyinka badan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Rabshado isir ku saleysan oo ka dhacay galbeedka Itoobiya ayaa sheegay in aysan u suurtagelin in ay badbaadiyaan nolasha dadkii halkaa lagu laayay oo...
Shiinaha oo doonaya inuu dalalka Geeska Afrika ka caawiyo nabadaynta iyo soo afjaridda khilaafaadka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee dalka Shiinaha u qaabilsan gobolka Geeska Afrika, Xue Bing, ayaa sheegay in Beijing ay diyaar u tahay inay ka caawiso...
Midawga Yurub oo doonaya in xal loo helo sarreenka ku xanniban dekedaha Ukraine
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirada arrimaha debedda ee Midawga Yurub ayaa kulan ay ku yeesheen dalka Luxembourg waxay kaga wada xaajoodeen sidii loo fududayn lahaa in malaayiinta ton...
Safiirka Soomaaliya Ee Dalka Serbia Oo Warqadaha Aqoonsiga Laga Gudoomay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Aleksandar Vučić ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona Dalka Serbia Maxamed Cabdullahi Axmed.
Dalalka Soomaaliya...
DFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan , ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa Wasaaradda...




















