28.9 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Maxaad ka taqaanaa saaxiibkii Fahad Yaasiin ee Xasan Sheekh u raacay Dalka Eritrea?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaalkiisa dalalka gobolka iyo guud ahaa waddamada Qaaradda Afrika ka billaabay dalka Eritrea, halkaasoo uu galankii danbe...

Ninkii dilay Shinzo Abe oo shaaciyey ‘xog xasaasi ah’ iyo sababta oo u dilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuqaallo uu baahiyey taleefishinka NHK ayaa muujiyey Shinzo Abe oo taagan masrax uu taageerayaal kula hadlayey markii nin wata shaati leh midab cowl ah...

Maxay tahay ‘khatarka dhanka Shiina’ ee kusoo fool leh Maraykanka iyo UK?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda laamaha ammaanka ee Maraykanka iyo UK ayaa si aan horay looga baran oo wadajir ah uga hadlay wax ay ku tilmaameen khatar dhinacyo...

Akhriso:- Heshiiska ay kala saxiixdeen Soomaaliya & Turkiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Siihayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa Magaalada Ankara kula saxiixday heshiis taageero...

Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa

NAIROBI-AYAAMAHA-Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu uga socda Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka...

Imaaraadka Carabta oo lagu wareejiyey dekeddii seddexaad ee Soomaali leedahay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wargeyska Africa Intelligence ayaa qoray in Dowladda Imaaraadka Carabta dib u dhis iyo casriyeyn ku sameyneysa dekedda magaalada Kismaayo, taasi oo qeyb ka ah...

Waddan Yurub ah oo wajahaya “abaar lamid ah” tan Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Talyaaniga ayaa xaalad degdeg ah ku soo rogtay shan kamid ah gobolladeeda ku yaalla waqooyiga dalkaas, xilli ay halkaa ka taagan tahay abaartii...

Shirka Wadaada IGAD oo Maanta ka furmaya Nairobi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa lagu wadaa in manta ooTalado ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu ka furmo meertada 39aad ee Shir Madaxeedka urur Goboleedka IGAD,...

Magaaladii ugu nabdooneyd adduunka oo Xalay weerar lagu qaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin hubeysan ayaa saddex qof ku dilay mid ka mid ah xarumaha ganacsiga ee ugu weyn dalka Denmark, halka kuwa kalena uu dhaawacay, kuwaasoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah uu la kulmo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan