Puntland Oo Garoonka Diyaaradaha Boosaaso U Fasaxday Duulimaadyada Caalamiga Ah
BOOSAASO-AYAAMAHA-Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ay kusoo kordhisay duulimaad caalami ah oo halkaas...
Dowlad laga dalbadey inay mamnuucdo nigiska lasoo isticmaaley ee la keeno dalkaas.
Hey’ad aan dawli aheyn oo ka shaqeysa dalka Zambia, ayaa dalbatey in la joojiyo iibinta nigiska lasoo isticmaaley ee laga keeno dibadda.
Nelson Banda, oo...
Maxkamadda sare ee Maraykanka oo qaadday tallaabo ka nixisay kumanaan Soomaali ah
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Isniintii shalay aheyd go'aan ka soo saartay in deganaashaha rasmiga ah ee Green Card aan la siin doonin dadka...
Dowladda Giriigga oo go’aan ka qaadatay qaabbilaadda muhaajiriin ay Soomaali ku jirto
Athnes-(Ayaamaha)-Dowladda Giriigga ayaa isbeddel xagga socdaalka ah kusoo rogtay dadka magangelyo doonka ah ee kasoo kala jeeda waddamada Soomaaliya, Pakistaan, Suuriya, Afganistan iyo Bangaladhesh.
Dadkan...
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo soo saartay go’aan ka dhan ah Soomaalida
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamada ugu sarreeysa dalka Maraykanka ayaa soo saartay go’aan ay dad baddan oo soo galooti ku ah dalkaasi Mareykanka ay ka sugayeen Madaxda dalkaas.
Maxkamada...
Sidee Shirkada Facebook ay xukun laba sano ah ugu ridday Donald Trump?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkadda Facebook ayaa ku dhowaaqday inay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ka mamnuucday isticmaalka shabakaddan muddo laba sano.
Facebook ayaa madaxweyne Trump ku eedeysay...
Toban qof oo ku dhimatay Qaraxyo ruxay magaalada Kabul ee dalka Afganistaan
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootay 12 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray qaraxyo is xig-xiga oo maanta ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda...
Qaramada Midoobay oo ka dareyrisay xaalada nololeed ee gobolka Tigray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada ayaa sheegtay in in ka badan boqolkiiba sagashan ee dadka ku nool gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya ay...
Xukuumadda oo ka jawaabatay Liiskii ay soo gudbiyeen mucaaradka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble xilsaaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka oo soo bandhigay magacyada xubnaha ay...
Muxuu yahay codka sirta ah ee “laga duubay Abiy Axmed”?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ka hadlay cod uu muuqday in laga soo duubay Abiy Axmed oo sheegayay in geeri uu ka xigo in...