Taliban oo udabaal-dagaysa sanad-guuradii labaad ee ay xukunka qabsaday iyo xaalada xuquuqul insaanka ee...
MUQDISHO_AYAAMAHA-Taliban iban u dabaaldageyso sanadguuradii labaad ee markii ay xukunka la wareegeen ayaa waxa laga dayrinayaa xaaladda xuquuqda aadanaha ee dalka Afghanistaan.
Hay'adaha u dooda...
Dagaal ka qarxay Wadanka Libya yaa isku haya ?
MUQDISHO_AYAAMAHA-Caasimadda Wadanka Libya ayaa waxaa ruxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya laba koox oo hubeysan oo ku xiran dowladda fadhiggeedu yahay Tripoli, kaasi oo...
Donald Trump : Madaxweynihii hore ee maraykanka Donald Trump oo dacwad lagu soo...
MUQDISHO_AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa laalidda doorashadii 2020 uu ku guul darreystay ee gobolka Georgia.
Isaga iyo...
RW XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayay mudnaanta dowladda marxaladda deyn-cafinta kadib
MUQDISHO_AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan muhiim oo looga hadlayay jiheynta dhaqaalaha dalka marxaladda deyn-cafiska kadib.
Shirka ayaa lagu...
Ciidamada Amaanka Pakistan oo dilay dabley hubaysan oo rabay inay qaarajiyaan shaqaale shiineesa
MUQDISHO_AYAAMAHA-Ciidamada ammaanka wadanka Pakistan ayaa dilay koox hubeysan oo weerar ku qaaday kolonyo ay la socdeen shaqaale Shiinees ah
Ciidamada ammaanka ee dalka Pakistan ayaa...
WAR DEG DEGA : ISKA HOR IMAADYO UDHAXEEYA CIIDAMA DOWLADA ETHIOPIA & MALEESHIYAAD...
MUQDISHO_AYAAMAHA_Iska horimaadyo ayaa laga soo sheegayaa ilaa ugu yaraan laba magaalo oo ka tirsan gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya maleeshiyaad...
Shir-madaxeedka Khaliijka iyo dalalka Aasiyada dhexe oo maanta ka furmay Jeddah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shir madaxeedkii ugu horeeyay ee dhaxmara Golaha Iskaashiga Khaliijka iyo dalalka Bartamaha Aasiya, ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmaya magaalada Jeddah dalkaasi Sacuudiga,...
Madaxweyne Putin oo baajiyay socdaal uu ku tegi lahaa Koonfur Afrika
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa joojiyay socdaal uu ku tagi lahaa Dalka Koonfur Afrika, isagoo ka fogaanaya inay xirto maxkamadda ICC oo horey usoo...
Dowladda Azerbaijan oo eedeyn u jeedisay Ruushka
MOQDISHO-AYAAMAHA- zerbaijan ayaa ku eedaysay Ruushka iyo Armenia inay ku guuldareysteen inay fuliyaan heshiis xabad joojin ah oo ka dhacay gobolka Nagorno-Karabakh.
Edeynta xukuumadda Azerbaijan...
Maxaa ka jira in Khaliil Bashiir uu ‘gabar darteeda’ u waashay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Khaliil Bashiir Maxamud oo kunool dalka Maraykanka ayaa sacadihiisa la soo dhaafay waxaa uu qabsaday baraha bulshada, isagoo qaadaya...