29.7 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

100 dhallinyaro ah oo doonayay inay ku biiraan Al-Shabaab oo gacanta lagu dhigay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen in ka badan 100-dhalinyaro ah oo doonayay in ay dalka ka dhoofaan si...

Muxuu yahay go’aanka lama filaanka ah ee uu Ruushka ka qaatay dagaalka Ukraine?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ukraine ayaa sheegtay inay si taxadar leh uga fiirsanayso go’aan si lama filaan ah uu u shaaciyay Ruushka oo ah inuu ciidamadiisa kala bixi...

Muxuu yahay qorshaha safarka Agaasimaha NISA ee Addis Ababa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafti uu hoggaaminayo Taliyaha hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta gaaray dalka Itoobiya. Wafdiga Mahad Salaad waxaa...

Wasiirkii u ololeen jiray in Ingiriisku aqoonsado Somaliland oo xilka iska casilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sir Gavin Williamson oo ka tirsanaa golaha wasiiradda ee UK ayaa xilkaas iska casilay kadib markii lagu eedeeyay handadaad. Xildhibaankan oo u ololeeya in Britain...

Soomaali badan oo ku guuleysatay doorashooyinkii ka dhacay Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ee xalay dhacday waxaa ka qeybgalay musharraxiin Soomaali-Mareykankan ah, kuwaas oo u tartamay xilal kala duwan oo heer degmo,...

Maxaa ka jira in Imaaradka Carabta hub iyo saanad ciidan si qarsoodi ah kusoo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo  Garowe  ayaa xaqiijinaya in laga bilaabo bartamihii bishii Oktoobar illaa hadda ay magaaladda Boosaaso ka degeyaan diyaarado sida saanad hub iyo...

Ilhaan Cumar oo fariin u dirtay Soomaalida ka dib guusheeda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhan Cumar ayaa mar saddexaad loo doortay xildhibaan ka tirsan Congress-ka Maraykanka.Waxaa la tartamaysay Cicely Davis oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo u muuqda...

Quwadaha caalamka oo si weyn u soo dhaweeyay xabad joojinta Itoobiya iyo Tigrayga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Quwadaha shisheeye ayaa si weyn u soo dhaweeyay xabad joojinta ay wada saxiixdeen xukuumada Itoobiya iyo madaxda Tigrayga ee lagu soo afjarayo dagaalka arxan...

Dowladda Jabuuti oo Dawo, Dhakhaatiir iyo lacag soo gaarsiisay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta dowladda Jabuuti ay Magaalada Muqdisho soo gaarsiisay Dhaqaatiir iyo deeq dawo ah oo loogu talo galay gurmadka dadkii ay wayeelada kasoo gaartay...

Maxay ka dhigan tahay cunaqabateynta uu Mareykanku uu saaray ragga hubka geeya Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bayaan lasoo dhigay bogga internetka ee Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Washington, ayaa lagu sheegay, in Xafiiska Xakameynta Hantida Dibadda ee wasaaraddu uu tallaabo ka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan