Dagaal culus iyo degaanka Daaru-nicma ee gobolka Sh dhexe

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dagaal culus ayaa ka socda Deegaanka Daaru-nicma Ee Gobalka Sh/dhaxe islamarkaana hoostaga Degmada Ruunirgood

Dagaalka ayaa la sheegay inuu yahay mid Aad u culus waxaana Deegaanka soo weeraray xubna ka Tirsan AS, ciidamada Milateriga iyo kuwa Macaawisleyda ayaana halkaasi ku sugnaa, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in la Isku adeegsaday hubka culus

Dhanka kale Diyaarada dagaal ayaa saaka duqeeyay ilaa 4 goobood oo ku yaala Galgaduud iyo Sh/dhaxe, waxaana ka mid ah Goobaha Diyaaraduhu weerareen
Darqoojis, saban sabley, Cali waydoow iyo Gooba kale