Masuuliyiin ku geeriday qarax ka dhacay Ceelgaras

MUQDISHO_AYAAMAHA- # Abdulahi Ibaraahin Shaaciye oo ka tirsan golaha deegaanka Dhuusmareeb iyo xildhiban maxamad yare oo ka tirsan Barlamaanka Galmudug ayaa Ku geeriyooday qarax Miino oo ka dhacay gudaha deeganka ceel garas oo saakay Al. Laga qabtay.