Reer galbeed iyo imaaraad ?

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dowladaha Mareykanka, Britain iyo Midowga Yurub ayaa sheegay in ay si wadajir ah cadaadis u saari doonaan dalka Imaaraadka Carabta, si ay Abu Dhabi u joojiso agabka ay u dhoofiso Ruushka.

Dhinacyadan ayaa ka cabsi qaba in agabkan qaarkiis loo adeegsan karo inuu Moscow ka caawiyo dagaalka ay ka waddo dalka Ukraine.

Dhanka kale Madaxweynayaasha ruuska & koria waqooyi ayaa lafilayaa inay shiray yeelandoonaan kadhana xaalada Ukraine