WASIIRKA WARFAAFINTA GALMUDUG OO MAGAALADA CAABUDWAAQ GOORDHOW SOO GAARAY

CAABUDWAAQ_AYAAMAHA_Magaalada Caabudwaaq Ee waqooyiga gobolka galgaduud ayaa waxaa galabta lagu soo dhaweeyay Wasiirka warfaafintadowlad goboleedka galmudug ABSHIR DAAHIR SHIIKHAALOW

Wasiirka ayaa ka yimid magaalada Gaalkacyo ee gobolka mudug halkaas oo maalmo Kohor lagu soo dhaweeyay halkaas oo wasiirku kulamo kula qaatay Bahda Saxaafada Galkacyo

Wasiirka waxaa magaalada Caabudwaaq si heersaraa ugu soo dhaweeyay bahda warbaahinta magaalada Caabudwaaq

Wasiir Shiikhaalow ayaa kulamo kala duwan & tababaro la qaadan doona bahda saxaafada ee magaalada Caabudwaaq