Goleyaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan wadajir ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibanada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa maanta u fariisanaya aqrinta labaad ee miisaaniyadda 2022 ee dowlada Soomaaliya, oo ah middii ugu badneyd ee Golaha...
Maamulka Gobolka Hiiraan oo War kasoo saaray qarax geystay dhimashada & dhaawaca
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Caafimaad taam ah Alle uga baryay Wariyeyaasha kala ah Khaalid Cismaan Muxumed Ilkacase iyo Cabdikariin Shabelloow iyo Cabdi Gureey sidoo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray dowladda & Shacabka Jabuuti
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan sanad-guurada 45-aad...
Wasiir Bayle oo diiday inuu tago xafiiska xeer ilaalinta guud
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo qoraal soo saaray ayaa diiday in uu beri tago Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud oo dhawaan looga yeeray isaga...
Wararkii ugu dambeeyey qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Miinada nooca dhulka lagu aaso oo meelaha fogfog laga hago ayaa Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya waxaa lagula eegtay duleedka Waqooyi ee Magaalada Beledweyne...
Militeriga Ruushka oo la wareegay Magaalo muhiim ah oo ku taal Bariga Ukraine
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Ruushka ayaa weerar cusub oo dhinaca gantaallada ah ku qaadday labada magaalo ee ugu waaweyn dalka Ukraine; waa magaalada Kyiv ee xarunta dalka...
Saciid Deni oo kulan Deg Deg ah isugu yeeray taliyayaasha Puntland.
GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray dhamaan taliyayaasha ciidamadda gobolada Puntland, iyadoo kulanka uu ka dhacayo caasimadda...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay sida uu u qaabili doono arrinta Jubbaland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo shalay ay codka kalsoonida siiyeen baarlamanaka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhisayo xukuumad...
Xukuumada cusub oo ay kasoo muuqan doonaan dad caan ah oo ay kamid yihiin...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadatashiyadii ugu dambeeyey ayuu Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ka wadaa muqdisho iyadoo maalmaha soo socda la filayo in lasoo magacaabo golaha wasiirada.
Iyadoo si...
Ruushka oo wajahaya guul darradii ugu weyneyd muddo 25 sano ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa qarka u saaran guuldarradiisii ugu horreysay tan iyo sanadkii 1998 iyadoo maanta uu ku ekyahay waqtiga kama dambeysta ah ee loo qabtay...




















